{"id":2559,"date":"2025-03-21T13:52:52","date_gmt":"2025-03-21T13:52:52","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2559"},"modified":"2025-03-21T13:52:52","modified_gmt":"2025-03-21T13:52:52","slug":"soomaaliya-oo-ka-qeyb-gashay-bandhigga-dhaqanka-ee-bariga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2559","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka Qeyb gashay Bandhigga Dhaqanka ee Bariga Afrika."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 21, March 2025 {CBB} <\/strong>Soomaaliya ayaa ka qeybgaleysa Bandhigga 2aad ee Dhaqanka, Fanka iyo Farshaxanka Bariga Afrika oo ka dhacaya magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaarey magaalada Addis Ababa si ay uga qeyb qaataan kulankaasi ballaaran oo ay ka qeybgelayaan Wasiirrada Dhaqanka ee dalalka Soomaaliya, Burundi, Uganda, Rwanda, Djibouti, Koonfuurta Suudaan, Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo, Tanzania, Kenya iyo Ethiopia oo martigelineysa.<\/p>\n<p>Kulankaasi waxaa maanta si rasmi ah magaalada Addis Ababa uga furay Ra\u2019iisul Wasaare Ku- Xigeenka Ethiopia Mudane Temesgen Tiruneh.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta, Mudane Daa\u2019uud Aweys ayaa sheegay in kulankan ujeedkiisu yahay in dhaqanka loo adeegsado xoojinta, isku xirka, xiriirka diblomaasiyadeed, is dhexgalka bulshada iyo iskaashiga dalalka Bariga Afirka.<\/p>\n<p>Munaasabadan oo hal-ku-dhig looga dhigay \u201cFanka iyo Dhaqanka oo loo Adeegsanayo Is-dhex-galka Gobolka\u201d ayaa kulmisa bulshooyinka ku dhaqan dalalka Gobolka Bariga Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 21, March 2025 {CBB} Soomaaliya ayaa ka qeybgaleysa Bandhigga 2aad ee Dhaqanka, Fanka iyo Farshaxanka Bariga Afrika oo ka dhacaya magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaarey magaalada Addis Ababa si ay uga qeyb qaataan kulankaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2560,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2559","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2559","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2559"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2559\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2561,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2559\/revisions\/2561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2560"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2559"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2559"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2559"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}