{"id":2602,"date":"2025-03-22T10:40:10","date_gmt":"2025-03-22T10:40:10","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2602"},"modified":"2025-03-22T10:40:47","modified_gmt":"2025-03-22T10:40:47","slug":"taliye-sahal-oo-abaabul-dagaal-oo-ka-dhan-ah-al-shabaab-ka-wada-degaanka-nuur-dugle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2602","title":{"rendered":"Taliye Sahal oo abaabul dagaal oo ka dhan ah Al-shabaab ka wada degaanka Nuur-dugle."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 22, March 2025 {CBB}<\/strong>Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Janaraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa abaabul iyo kulamo dagaal waxaa uu ka wadaa deegaano ka tirsan gobolka Shabeelada Dhexe.<\/p>\n<p>Taliye Sahal ayaa waxaa uu dhiirigelin ugu tagay Ciidamada deegaanka ee ku sugan deegaanada\u00a0 Nuur-dugle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, si loo amba qaado dardargelinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa geesiyaashaan kula dardaarmay in ay laba jibbaaraan dagaalka cadowga lagu ciribtirayo ee dalka ka socda gaar ahaan deegaannada Hirshabeelle ,waxaana uu u ballan qaaday in uu ku garab istaagi doono saad iyo saanad kasta oo ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p>Gobalka Shabellaha Dhexe xiligaan waxaa ka soconayo howlgalo culus oo maleeshiyaadka Al-shabaab jab lagu gaarsiiyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 22, March 2025 {CBB}Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Janaraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa abaabul iyo kulamo dagaal waxaa uu ka wadaa deegaano ka tirsan gobolka Shabeelada Dhexe. Taliye Sahal ayaa waxaa uu dhiirigelin ugu tagay Ciidamada deegaanka ee ku sugan deegaanada\u00a0 Nuur-dugle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, si loo amba qaado dardargelinta dagaalka ka dhanka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2603,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2602","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2602"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2605,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2602\/revisions\/2605"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2603"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}