{"id":2606,"date":"2025-03-22T10:42:42","date_gmt":"2025-03-22T10:42:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2606"},"modified":"2025-03-22T10:42:42","modified_gmt":"2025-03-22T10:42:42","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-saraakiisha-madaxda-dhaqanka-shabeelaha-dhexe-kala-hadlay-howlgallada-ka-dhanka-ah-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2606","title":{"rendered":"Madaxweyne  Xasan Sheekh  oo Saraakiisha &#038; Madaxda Dhaqanka Shabeelaha Dhexe kala hadlay howlgallada ka dhanka ah AS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 22, March 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay saraakiil katirsan Ciidamada Dowladda, Odoyaal dhaqameed iyo Waxgaradka Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhinacyadaan kala hadlay dardargelina howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee ka socda deegaannada iyo degmooyinka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo maalmihii lasoo dhaafay uu ku sugan yahay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qudhiisa la wadaagay qorshaha Dowladda ay ka leedahay deegaannada ay kasoo jeedaan xubnaha uu la kulmay si kaalintooda uga qaataan abaabulka Dowladdu dejisay ee Gobolkaas ka socda.<\/p>\n<p>Odoyaasha dhaqanka &amp; waxgaradka la kulmay Madaxweynaha Soomalaiya ayaa dhankooda ballanqaaday in ay kaalintooda ka qaadanayaan isla markaana ay diyaariyeen dhallinyarada deegaanka ee Macawiisleyda.<\/p>\n<p>Gobolka Shabeelaha Dhexe oo maalmo kahor culeys ciidan ay \u2018AS\u2019 Saartay Waxaa hadda ka socda abaabul xooggan oo Ciidamada Federaalka iyo kuwa Deegaanka ay wadaan, waxaa ku sugan Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo saraakiil kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 22, March 2025 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay saraakiil katirsan Ciidamada Dowladda, Odoyaal dhaqameed iyo Waxgaradka Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhinacyadaan kala hadlay dardargelina howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee ka socda deegaannada iyo degmooyinka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo maalmihii lasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2607,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2606","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2606"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2608,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2606\/revisions\/2608"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}