{"id":262,"date":"2024-07-06T14:33:52","date_gmt":"2024-07-06T14:33:52","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=262"},"modified":"2024-07-06T14:33:52","modified_gmt":"2024-07-06T14:33:52","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-khudbad-ka-jeediyey-furitaanka-kalfadhiga-5aad-ee-baarlamaanka-jfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=262","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo khudbad ka jeediyey furitaanka Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka JFS"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka 11-aad ayaa waxaa uu ka hadlay waxyaabihii Baarlamaanka u qabsoomay kalfadhigii afaraad Iyo shuruucda u qorsheysan ka shaqeyntooda kalfadhiga shanaad ee maanta furmay.<\/p>\n<p>Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliyeed kalfadhigii lasoo dhaafay uu ka shaqeeyay shuruuc muhiim u ah horumarka dowladnimo ee dalka, waxaana uu tilmaamay in shuruucdaas dhamaantood ay ahaayeen kuwo shacabka Soomaaliyeed indhaha ku haayeen maadaamaa ay dowladnimadeena muhiim u ahaayeen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa sidoo kale sheegay in waxyaabaha Golaha Shacabka u qorsheysan kalfadhiga shanaad ay ka mid yihiin xulista xubnaha Soomaaliya ku matali doona Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxa uu Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka dalka ku amaanay garab istaaga ay u muujiyeen ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed Iyo dadka oo iska kaashanaya dagaalka dalka looga ciribtirayo Khawaariijta.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa xubnaha Baarlamaanka labadiisa aqal kula dardaarmay in ay kalfadhigan xooga saaraan ka shaqeynta shuruucda muhiimkau ah horumarka dowladnimo ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka 11-aad ayaa waxaa uu ka hadlay waxyaabihii Baarlamaanka u qabsoomay kalfadhigii afaraad Iyo shuruucda u qorsheysan ka shaqeyntooda kalfadhiga shanaad ee maanta furmay. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliyeed kalfadhigii lasoo dhaafay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":263,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[23,25,27,1,24],"tags":[],"class_list":["post-262","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-barnaamijyada","category-ciyaaraha","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta","category-wareysiyada"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=262"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":264,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/262\/revisions\/264"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}