{"id":2633,"date":"2025-03-23T12:42:52","date_gmt":"2025-03-23T12:42:52","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2633"},"modified":"2025-03-23T12:43:23","modified_gmt":"2025-03-23T12:43:23","slug":"xubno-tirsan-al-shabaab-ayaa-ciidanka-sirdoonka-kgs-oo-isa-soo-dhiibay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2633","title":{"rendered":"Xubno Ka Tirsan Al-shabaab ayaa Ciidanka Sirdoonka KGS oo isa soo dhiibay."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 23, March 2025 {CBB}<\/strong>War saxaafadeed ka soo baxay Hay\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay 10 xubnood oo ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaasi oo isku dhiibay ciidamada ammaanka..<\/p>\n<p>\u201cDhamaan isasoo dhiibayaashan oo ka kala tirsana qeybaha khawaariijta ayaa isku soo dhiibey NISA kadib markey fahmeen xanuunka ay leedahay dhibaateynta shacabka iyo dagaalada lagu afjaraayo khawaariijta.\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Xubnahan isasoo dhiibey ayaa dowlada iyo shacabka ka codsadeen in la cafiyo si ay ula midoobaan bulshada.<\/p>\n<p>Maalmihii ugu dambeeyay xubnaha Al-shabaab ayaa u adkeysan waayay duqeymaha iyo dagaalka tooska ah ee ka socda dalka.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 23, March 2025 {CBB}War saxaafadeed ka soo baxay Hay\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay 10 xubnood oo ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaasi oo isku dhiibay ciidamada ammaanka.. \u201cDhamaan isasoo dhiibayaashan oo ka kala tirsana qeybaha khawaariijta ayaa isku soo dhiibey NISA kadib markey fahmeen xanuunka ay leedahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2634,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2633","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2633","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2633"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2633\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2636,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2633\/revisions\/2636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2634"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2633"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2633"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2633"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}