{"id":265,"date":"2024-07-06T14:35:32","date_gmt":"2024-07-06T14:35:32","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=265"},"modified":"2024-07-06T14:35:32","modified_gmt":"2024-07-06T14:35:32","slug":"maxaa-looga-hadlay-kulan-raiisulwasaare-xamse-la-qaatay-dhiggiisa-dalka-ciraaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=265","title":{"rendered":"Maxaa Looga Hadlay Kulan Ra,iisulwasaare Xamse La Qaatay Dhiggiisa Dalka Ciraaq?"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo ku jooga dalka Ciraaq ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkaas, Mudane Maxamed Shiyaac Al-Suudaani, iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah.<\/p>\n<p>Labada Ra\u2019iisul Wasaare kulankooda waxa ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo ee soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal iyo sidii loo adkeyn lahaa iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo guud ahaan danaha ay wadaagaan labada dal.<\/p>\n<p>Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha waxaa ka mid ah Wasiirrada Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, Maaliyadda, Mudane Biixi Iimaan Cige, Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada, Marwo Khadiija Maxamed AlMakhzoumi, iyo Taliyaha Hey\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo ku jooga dalka Ciraaq ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkaas, Mudane Maxamed Shiyaac Al-Suudaani, iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah. Labada Ra\u2019iisul Wasaare kulankooda waxa ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo ee soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":266,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[23,25,26,27,1,24],"tags":[],"class_list":["post-265","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-barnaamijyada","category-ciyaaraha","category-qormooyinka","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta","category-wareysiyada"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/265","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=265"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/265\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":267,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/265\/revisions\/267"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/266"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}