{"id":268,"date":"2024-07-06T14:37:36","date_gmt":"2024-07-06T14:37:36","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=268"},"modified":"2024-07-06T14:37:36","modified_gmt":"2024-07-06T14:37:36","slug":"masoud-pezeshkian-oo-ku-guuleystay-xilka-madaxtinimo-ee-iran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=268","title":{"rendered":"Masoud Pezeshkian oo ku guuleystay xilka madaxtinimo ee Iran"},"content":{"rendered":"<p>Masoud Pezeshkian ayaa ku guuleystay doorashadii ku celiska ahayd ee loo dareeray maalinimadii shalay sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dalka Iran.<\/p>\n<p>Pezeshkian ayaa helay 53.7 boqolkiiba codadka oo u dhigma 16.3m, halka Saciid Jalili oo la tartamaayey uu helay 44.3 boqolkiiba oo u dhigma 13.5m.<\/p>\n<p>Madaxweynaha cusub oo doorashadiisa kadib ka hadlay taleefishinka dowladda ayaa yiri \u201cWaxaan u fidin doonnaa gacan saaxiibtinimo qof walba,waxaan nahay dhammaan dadka dalkaan,waa inaan qof walba u adeegsanaa horumarka dalka\u201d.<\/p>\n<p>Tartanka doorashada ayaa ahaa mid aad u adag oo u dhexeeyay Pezeshkian oo aaminsanaa in Iran uu u\u00a0 furfuro caalamka,halka ninkii laga adkaaday ee Jaliil uu qabay in la xoojiyo xidhiidhka Iran. Ruushka iyo Shiinaha.<\/p>\n<p>Taageerayaasha Pezeshkian ayaa isugu soo baxay waddooyinka Tehraan iyo magaalooyinka kale ka hor waaberigii saaka si ay u dabaaldegaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masoud Pezeshkian ayaa ku guuleystay doorashadii ku celiska ahayd ee loo dareeray maalinimadii shalay sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dalka Iran. Pezeshkian ayaa helay 53.7 boqolkiiba codadka oo u dhigma 16.3m, halka Saciid Jalili oo la tartamaayey uu helay 44.3 boqolkiiba oo u dhigma 13.5m. Madaxweynaha cusub oo doorashadiisa kadib ka hadlay taleefishinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":269,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[23,25,26,27,1,24],"tags":[],"class_list":["post-268","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-barnaamijyada","category-ciyaaraha","category-qormooyinka","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta","category-wareysiyada"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/268","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=268"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/268\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":270,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/268\/revisions\/270"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/269"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}