{"id":2727,"date":"2025-03-27T08:33:09","date_gmt":"2025-03-27T08:33:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2727"},"modified":"2025-03-27T08:33:09","modified_gmt":"2025-03-27T08:33:09","slug":"xildhibaan-jeesoow-oo-sheegay-in-al-shabab-fursad-la-siiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2727","title":{"rendered":"Xildhibaan Jeesoow oo sheegay in Al Shabab fursad la siiyay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 27, March 2025 {CBB}<\/strong>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa ka hadlay in markale Al Shabaab ay dib u qabsadaan Degmada Masaajid Cali Gaduud, markii shalay uu halkaasi ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidanka Dowladda Federaalka iyo Kooxda Al Shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xildhibaan Jeesoow ayaa xusay in muddo labo sanno hakad ku yimid howlgalladii dib u xorreynta dalka ay fursad noqotay Kooxda Al Shabaab, sida uu hadalka u dhiagay.<\/p>\n<p>Wuxuu ku baaqay in wasiirada ku maqan dalka dibaddiisa la geeyo furimaha dagaalka si buu yiri ay u dhiiro-geliyaan Ciidanka Xoogga Dalka.<\/p>\n<p><em><strong>Halkan ka dhageyso wareysiga Xildhibaan Jeesoow\u00a0<\/strong><\/em><\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-2727-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Labo-sano-oo-fursad-ah-ayaa-la-siiyey-AS-taas-ayaana-keentay-waxa-Maanta.Xil-Jeesow.mp3?_=1\" \/><a href=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Labo-sano-oo-fursad-ah-ayaa-la-siiyey-AS-taas-ayaana-keentay-waxa-Maanta.Xil-Jeesow.mp3\">https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/Labo-sano-oo-fursad-ah-ayaa-la-siiyey-AS-taas-ayaana-keentay-waxa-Maanta.Xil-Jeesow.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 27, March 2025 {CBB}Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa ka hadlay in markale Al Shabaab ay dib u qabsadaan Degmada Masaajid Cali Gaduud, markii shalay uu halkaasi ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidanka Dowladda Federaalka iyo Kooxda Al Shabaab. &nbsp; Xildhibaan Jeesoow ayaa xusay in muddo labo sanno hakad ku yimid howlgalladii dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2729,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1,24],"tags":[],"class_list":["post-2727","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta","category-wareysiyada"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2727"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2730,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2727\/revisions\/2730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2729"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}