{"id":2783,"date":"2025-03-29T09:59:03","date_gmt":"2025-03-29T09:59:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2783"},"modified":"2025-03-29T09:59:03","modified_gmt":"2025-03-29T09:59:03","slug":"taliska-booliska-degmada-oo-soo-saaray-awaamiir-amni-oo-la-xiriira-ciida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2783","title":{"rendered":"Taliska Booliska Degmada oo soo saaray Awaamiir amni oo la xiriira\u00a0Ciida."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 29, March-2025 {CBB}<\/strong>Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Baydhabo Gaashaanle Dhexe Mukhtar Axmed Ibraahim Dugudow oo shir jara&#8217;id qabtay ayaa soo saaray Awaamiir kala duwan oo ku socota Dadweynaha ku dhaqan magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Taliye Dugudow ayaa ku amray waaladiinta ku dhaqan Baydhabo ineysan Caruurtooda u ogolaan iney Caruurtooda ku ciyaaraan waddooyinka maadaama goobihii Waxbarashada ay yihiin fasax.<\/p>\n<p>Sidoo kale taliyaha ayaa daraawalada in maalinta ciida ah aysan gawaarida u wadin si xowl ah maadaama ay tahay maalin farxadeed oo magaalada ay mashqul tahay.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa dhanka kale ka hadlay bustooladaha Caruurta ay ku Ciyaaraan maalinta ciida waxaa uu faray Ganacsatada iibiya iyo waaladiinta in la ilaaliyo sharciga loona hagaansamo Awaamiirta Booliska Degmada Baydhabo.<\/p>\n<p>Sacado kooban ayaa ka harsan dabaaldega Munaasabada Ciida Soonfur waxaana si weyn loo adkeeyey Amaanka degmada Baydhabo oo xarun ku meelgaar u ah dowlad goboleedka Koonfur\u00a0Galbeed.<\/p>\n<p><strong>Qorac ;- Maxamed Ali\u00a0 (Baaqow)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 29, March-2025 {CBB}Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Baydhabo Gaashaanle Dhexe Mukhtar Axmed Ibraahim Dugudow oo shir jara&#8217;id qabtay ayaa soo saaray Awaamiir kala duwan oo ku socota Dadweynaha ku dhaqan magaalada Baydhabo. Taliye Dugudow ayaa ku amray waaladiinta ku dhaqan Baydhabo ineysan Caruurtooda u ogolaan iney Caruurtooda ku ciyaaraan waddooyinka maadaama goobihii Waxbarashada ay yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2784,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2783","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2783","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2783"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2785,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2783\/revisions\/2785"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2784"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}