{"id":2790,"date":"2025-03-29T10:37:13","date_gmt":"2025-03-29T10:37:13","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2790"},"modified":"2025-03-29T10:37:13","modified_gmt":"2025-03-29T10:37:13","slug":"dalalka-islaamka-oo-caawa-laga-raadinayo-curashada-bisha-soon-fur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2790","title":{"rendered":"Dalalka Islaamka oo Caawa laga raadinayo curashada Bisha Soon-fur"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 29, March-2025 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0\u2013<\/strong>Gabbal-dhaca Sabtida maanta ah waxaa waddamada islaamaka billaabanaya howlo lagu raadinayo curashada Bisha Shawaal (Soon-fur) ee Hijriyada si loo xaqiijiyo in berri ay tahay maalinta 1aad iyo in la dhammeystirayo 30ka Ramadaan.<\/p>\n<p>Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo adeegsata qalab casri ah oo lagu arki karo bisha ayaa xubnaha guddiga howshaas u xilsaaran waxa ay sheegeen in ay diyaar u yihiin raadinta curashada Soon-fur sida ay sheegeen.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Sacuudiga ayaa tilmaamay in caawa fiidka ay Maxkamadda Sare ee Dalkaas go\u2019aamin doonto natiijada kasoo baxda baarista qorax-dhaca la billaabayo si haddii la dhammeystirayo Ramadaan loo tukado Taraawiixda haddii ay ciid noqotana takbiirta la billaabo.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 29, March-2025 {CBB}\u00a0\u2013Gabbal-dhaca Sabtida maanta ah waxaa waddamada islaamaka billaabanaya howlo lagu raadinayo curashada Bisha Shawaal (Soon-fur) ee Hijriyada si loo xaqiijiyo in berri ay tahay maalinta 1aad iyo in la dhammeystirayo 30ka Ramadaan. Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo adeegsata qalab casri ah oo lagu arki karo bisha ayaa xubnaha guddiga howshaas u xilsaaran waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2791,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2790","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2790","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2790"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2790\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2792,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2790\/revisions\/2792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2791"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}