{"id":2793,"date":"2025-03-29T10:43:03","date_gmt":"2025-03-29T10:43:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2793"},"modified":"2025-03-29T10:43:03","modified_gmt":"2025-03-29T10:43:03","slug":"maamulka-degmada-bardaale-oo-ka-digey-iibinta-qoryaha-carruurta-ay-ku-ciyaarta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2793","title":{"rendered":"Maamulka Degmada Bardaale Oo ka digey iibinta Qoryaha Carruurta ay ku Ciyaarta"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 29, March-2025 {CBB}\u00a0\u2013\u00a0<\/strong>Kadib Markii Ciidanka Amaanka Degmada Bardaale Howgalo ka sameeyeen kaas oo lagu Xaqiijinayay islamarkaana lagu Xoojinayo Amniga Degmada waxaana horkacaayay Gudoomiyaha Degmada Bardaale iyo Saraakiisha Ciidanka Dowlada<\/p>\n<p>Howgalka kadib Maamulka Degmada Bardaale iyo Saraakiisha Amniga ayaa waxay kulan ka yeesheen sidii loo adkeyn lahaa Amaanka Maalmaha Ciida ka hore iyo kadiba iyagoona kulanka inta uu socdey loogu doodey in laga hortago waxyaabaha Amni daro keeni kara<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 29, March-2025 {CBB}\u00a0\u2013\u00a0Kadib Markii Ciidanka Amaanka Degmada Bardaale Howgalo ka sameeyeen kaas oo lagu Xaqiijinayay islamarkaana lagu Xoojinayo Amniga Degmada waxaana horkacaayay Gudoomiyaha Degmada Bardaale iyo Saraakiisha Ciidanka Dowlada Howgalka kadib Maamulka Degmada Bardaale iyo Saraakiisha Amniga ayaa waxay kulan ka yeesheen sidii loo adkeyn lahaa Amaanka Maalmaha Ciida ka hore iyo kadiba iyagoona [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2794,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2793","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2793","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2793"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2793\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2795,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2793\/revisions\/2795"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2794"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2793"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2793"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2793"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}