{"id":2804,"date":"2025-03-30T08:17:25","date_gmt":"2025-03-30T08:17:25","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2804"},"modified":"2025-03-31T08:19:10","modified_gmt":"2025-03-31T08:19:10","slug":"rw-xamsa-oo-shacabka-iyo-ciidanka-salaadda-ciidda-kula-tukaday-furinta-hore-ee-dagaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2804","title":{"rendered":"RW Xamsa oo Shacabka iyo ciidanka Salaadda Ciidda kula tukaday furinta hore ee dagaalka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 30, March-2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa deegaanka nambar 50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose Salaadda ciidul-fitriga kula tukaday Shacab, Ciidan iyo mas\u2019uuliyiin katirsan Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Xamsa oo dhinac taagnaayeen Wasiirka Amniga XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Wasiirka Dekedaha Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Guddoomiyaha Shabeelaha Hoose iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa khudbad u jeediyay dadkii goobta joogay.<\/p>\n<p>Waxa uu ku bogaadiyay in ay kordhiyaan doorkooda ku aaddan in ciidamada ku gacansiiyaan howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee ka socda Gobollada Dalka si gaar ahaan Shabeelaha Hoose oo katirsan Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Ciidamada qaybahooda kala duwan ayuu ku dhiirrageliyay in ay sii kordhiyaan adkaynta amniga, ka mas\u2019uul ahaan waxa uu sheegay in sababta ay u tageen furimaha dagaalka ay tahay dardargelinta howlgalladaas socda sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 30, March-2025 {CBB}\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa deegaanka nambar 50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose Salaadda ciidul-fitriga kula tukaday Shacab, Ciidan iyo mas\u2019uuliyiin katirsan Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed. Xamsa oo dhinac taagnaayeen Wasiirka Amniga XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Wasiirka Dekedaha Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Guddoomiyaha Shabeelaha Hoose iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa khudbad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2805,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2804","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2804"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2806,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2804\/revisions\/2806"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}