{"id":2807,"date":"2025-03-30T08:19:24","date_gmt":"2025-03-30T08:19:24","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2807"},"modified":"2025-03-31T08:22:06","modified_gmt":"2025-03-31T08:22:06","slug":"cali-guudlaawe-oo-jiidaha-dagaalka-kula-tukaday-ciidamo-saraakiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2807","title":{"rendered":"Cali Guudlaawe oo jiidaha dagaalka kula tukaday ciidamo &#038; Saraakiil"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 30, March-2025 {CBB}<\/strong>\u00a0 Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo hoggaaminaya howlgalka dabar-goynta Al shabaab ayaa maanta jiida hore ee dagaalka kula dukaday salaada ciidul-fidriga Ciidamada Qalabka Sida, kuwa deegaanka iyo masuuliyiin kala duwan.<\/p>\n<p>\u201cMa-soomaayaasha waxaan dagaal adag kala hortagnay anaga oo sooman welina waxaan jiida dagaalka u joognaa sidii loo soo af-jari lahaa.\u201d ayuu yiri Cali Guudlaawe oo aan la sheegin magaca halka uu kula tukaday ciidamada.<\/p>\n<p>Gabogabadii Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa ku baaqay in loo midoobo howlgalka dabar-goynta Al shabaab<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/GUUDLAAWE3-1024x683.webp\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/GUUDLAAWE2-1024x683.webp\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/GUUDLAAWE1-1024x683.webp\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/GUUDLAAWE4-1024x683.webp\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 30, March-2025 {CBB}\u00a0 Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo hoggaaminaya howlgalka dabar-goynta Al shabaab ayaa maanta jiida hore ee dagaalka kula dukaday salaada ciidul-fidriga Ciidamada Qalabka Sida, kuwa deegaanka iyo masuuliyiin kala duwan. \u201cMa-soomaayaasha waxaan dagaal adag kala hortagnay anaga oo sooman welina waxaan jiida dagaalka u joognaa sidii loo soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2808,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2807","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2807","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2807"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2807\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2809,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2807\/revisions\/2809"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2808"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2807"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2807"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2807"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}