{"id":2813,"date":"2025-03-30T08:24:26","date_gmt":"2025-03-30T08:24:26","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2813"},"modified":"2025-03-31T08:25:33","modified_gmt":"2025-03-31T08:25:33","slug":"madaxweeynaha-jubbaland-oo-soo-dhoweyay-wadahadalka-uu-ku-baaqay-madaxweyne-xasan-sheikh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2813","title":{"rendered":"Madaxweeynaha Jubbaland oo soo Dhoweyay Wadahadalka uu Ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheikh"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 30, March-2025 {CBB}<\/strong>\u00a0 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si diiran u soo dhoweeyay baaqii ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ee ku saabsanaa in uu gogol nabadeed u fidiyay siyaasiyiinta iyo dadka ka aragtida duwan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in wada-hadalku yahay fursad muhiim ah oo looga wada hadli karo xal u helidda caqabadaha ka taagan dalka, si looga gudbo khilaafka ka jira Soomaalida dhexdeeda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Axmed Madoobe wuxuu xoojiyay muhiimadda ay leedahay la dagaallanka kooxda Al-Shabaab, isaga oo tilmaamay in kooxda Shabaab ay tahay caqabadda ugu weyn ee hortaagan horumarka Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wuxuu ugu baaqay dhinacyada siyaasadda in aysan waqtiga iskaga lumin khilaafaadka dhexdooda ah, balse ay xoogga saaraan sidii looga adkaan lahaa Shabaab.<\/p>\n<p>Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa noqday hoggaamiyihii ugu horreeyay ee si rasmi ah uga falceliya baaqa madaxweynaha Soomaaliya, kaas oo xalay uu u jeediyay siyaasiyiinta dalka.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, oo la weydiiyay sida Puntland u aragto gogosha uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo arrintan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa horey u sheegay in Puntland ay soo dhoweynayso in la isugu yimaado gogol looga wada hadlo masiirka siyaasaadeed ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 30, March-2025 {CBB}\u00a0 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si diiran u soo dhoweeyay baaqii ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ee ku saabsanaa in uu gogol nabadeed u fidiyay siyaasiyiinta iyo dadka ka aragtida duwan. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in wada-hadalku yahay fursad muhiim ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2814,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2813","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2813","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2813"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2815,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2813\/revisions\/2815"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2814"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}