{"id":2833,"date":"2025-03-31T09:20:22","date_gmt":"2025-03-31T09:20:22","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2833"},"modified":"2025-03-31T09:20:46","modified_gmt":"2025-03-31T09:20:46","slug":"farmaajo-oo-war-kasoo-saaray-baaqii-madaxweyne-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2833","title":{"rendered":"Farmaajo oo war kasoo saaray baaqii madaxweyne Xasan Sheekh."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 31, March-2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo qoraal ka soo saaray gogoshii uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku tilmaamay \u201ctallaabo loo baahan yahay oo qeyb ka noqon karta xal u helidda duruufaha siyaasadeed iyo khataraha amni ee dalka.\u201d<\/p>\n<p>Farmaajo ayaa qoraalkiisa ku bilaabay \u201cBaaqa ku saabsan qabsoomidda shir wadatashi qaran ah ee uu soo jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waa tallaabo loo baahan yahay oo qeyb ka noqon karta xal u helidda duruufaha siyaasadeed iyo khataraha amni ee ku gadaaman dalkeenna.\u201d<\/p>\n<p>Farmaajo ayaa sheegay in marar badan uu soo jeedinnay, in arrimaha masiiriga ah ee taabanaya aayaha dalka iyo nidaamka dowladnimada yihiin \u201cmasuuliyad wadareed u baahan wadatashi iyo wada-ogolaansho.\u201d<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_4\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;us_privacy=1---&amp;gpp_sid=-1&amp;client=ca-pub-1599381228913023&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=3335887252&amp;adf=4154436425&amp;pi=t.aa~a.2878201585~i.4~rp.4&amp;w=696&amp;abgtt=6&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1743412725&amp;num_ads=1&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=8351229868&amp;ad_type=text_image&amp;format=696x280&amp;url=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F2025%2F03%2F31%2Ffarmaajo-oo-war-kasoo-saaray-baaqii-madaxweyne-xasan-sheekh%2F&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=174&amp;rw=696&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;wgl=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTM0LjAuNjk5OC4xNzgiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siQ2hyb21pdW0iLCIxMzQuMC42OTk4LjE3OCJdLFsiTm90OkEtQnJhbmQiLCIyNC4wLjAuMCJdLFsiR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjEzNC4wLjY5OTguMTc4Il1dLDBd&amp;dt=1743412709102&amp;bpp=2&amp;bdt=1198&amp;idt=2&amp;shv=r20250327&amp;mjsv=m202503250101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D047f31adfa20c313%3AT%3D1735894783%3ART%3D1743412695%3AS%3DALNI_MbZVZZEa0Dk5zrbb8NparG1xy4aYw&amp;gpic=UID%3D00000fc4a0092f43%3AT%3D1735894783%3ART%3D1743412695%3AS%3DALNI_MYMw1kQy1k2jXAbpPn5hPEaPuBDIQ&amp;eo_id_str=ID%3D13611222ae5bb97d%3AT%3D1735894783%3ART%3D1743412695%3AS%3DAA-AfjZGt6ILFKCXkTVvKT-q6vbj&amp;prev_fmts=0x0%2C728x90%2C728x90&amp;nras=2&amp;correlator=8437975918031&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=768&amp;u_w=1366&amp;u_ah=728&amp;u_aw=1366&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1&amp;dmc=8&amp;adx=142&amp;ady=1662&amp;biw=1351&amp;bih=641&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=95331832%2C95356499%2C95356504%2C95355301%2C95356929&amp;oid=2&amp;pvsid=4274180815983964&amp;tmod=422280569&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C641&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;cms=2&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=0&amp;td=1&amp;tdf=2&amp;psd=W251bGwsW251bGwsbnVsbCxudWxsLCJkZXByZWNhdGVkX2thbm9uIl0sbnVsbCwzXQ..&amp;nt=1&amp;pgls=CAEaBTYuNy4y&amp;ifi=5&amp;uci=a!5&amp;btvi=2&amp;fsb=1&amp;dtd=16186\" name=\"aswift_4\" width=\"696\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!5\" aria-label=\"Advertisement\" data-google-query-id=\"CNHa2cH-s4wDFUUiBgAd-NUO5g\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>\u201cSidaas awgeed waxaan adkaynaynaa in shirkan ay isugu yimaadaan dhammaan dhinacyada ay khusayso heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed,\u201d ayuu yiri Farmaajo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynihii hore Farmaajo ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku dhiirrigelinayo in uu ficil u beddelo baaqa, kana dhabeeyo gogosha uu fidiyey.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynuhu waa inuu abuuraa jawi siyaasadeed oo ku dhisan kalsooni, wadashaqeyn iyo ilaalinta dastuurka lagu doortay,\u201d ayuu yiri Farmaajo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, madaxweynihii hore wuxuu ku taliyey in meesha laga saaro tallaabo kasta oo hal dhinac ah oo wax u dhimaysa midnimada dalka iyo hannaanka dowladnimo ee heshiiska lagu yahay.<\/p>\n<p>\u201cAnnagoo adkaynayna waajibka qaran ee inaga saaran Ciidamada Qalabka Sida ee naftooda u huraya difaaca dalka iyo ilaalinta sharafta shacabkeenna Soomaaliyeed, waxaan soo jeedinaynaa in shirkan uu fursad u noqdo garab istaagga iyo sidii taageero buuxda loo siin lahaa Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliyeed,\u201d ayuu yiri Farmaajo.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ayaa ku taliyey in la qiimeeyo duruufaha ay wajaheen ciidamada qaranka Soomaaliyeed, intii ay ku jireen howlgallada, \u201ctaas oo aas-aas u ah in ay awood buuxda u yeeshaan xoreynta deegaannada ku harsan gacanta argagixisada.\u201d<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/baaaq-1.webp\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 31, March-2025 {CBB}\u00a0Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo qoraal ka soo saaray gogoshii uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku tilmaamay \u201ctallaabo loo baahan yahay oo qeyb ka noqon karta xal u helidda duruufaha siyaasadeed iyo khataraha amni ee dalka.\u201d Farmaajo ayaa qoraalkiisa ku bilaabay \u201cBaaqa ku saabsan qabsoomidda shir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2834,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2833","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2833","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2833"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2836,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2833\/revisions\/2836"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2834"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}