{"id":2837,"date":"2025-03-31T09:21:50","date_gmt":"2025-03-31T09:21:50","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2837"},"modified":"2025-03-31T09:21:50","modified_gmt":"2025-03-31T09:21:50","slug":"ciidamada-xoogga-iyo-kuwa-jubbaland-oo-weerar-qorshaysan-ka-fuliyay-gobolka-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2837","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga iyo kuwa Jubbaland oo weerar qorshaysan ka fuliyay Gobolka Jubbada Hoose."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 31, March-2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Ciidanka Daraawiishta Dowladda Jubaland iyo kuwa XDS gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa Weerar qorsheysan ku qaaday saldhigyo Al-shabaab ay ku leeyihiin Waqooyiga gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa waxaa lagu burburiyay xarumo ay Maleeshiyaadka Al-shabaab ay ku ku lahaayeen Gobolka Jubada Hoose, iyadoona halkaasi loogu dilay saraakiil iyo dagaalameyaal badan oo ka tirsan Kooxda.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidanka Daraawishata iyo kuwa kumaandooska XDS ayaa sheegay inay burburiyeen meelihii gabaadka u ahaa khawaarijta oo ay kamid yihiin goob ay shacabka kaga qaadayeen baadda ay ku sheegeen sakaatul-fidri.<\/p>\n<p>Sidoo kale saraakiisha ay sheegay in la sii wadi doono howlgalka si meesha looga saaro Maleeshiyaadka Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 31, March-2025 {CBB}\u00a0Ciidanka Daraawiishta Dowladda Jubaland iyo kuwa XDS gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa Weerar qorsheysan ku qaaday saldhigyo Al-shabaab ay ku leeyihiin Waqooyiga gobolka Jubbada Hoose. Howlgalka ayaa waxaa lagu burburiyay xarumo ay Maleeshiyaadka Al-shabaab ay ku ku lahaayeen Gobolka Jubada Hoose, iyadoona halkaasi loogu dilay saraakiil iyo dagaalameyaal badan oo ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2838,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2837","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2837"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2839,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2837\/revisions\/2839"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2838"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}