{"id":2848,"date":"2025-04-01T10:40:35","date_gmt":"2025-04-01T10:40:35","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2848"},"modified":"2025-04-01T10:40:35","modified_gmt":"2025-04-01T10:40:35","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-faah-faahin-ka-bixisay-howgaldii-ugu-dambeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2848","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo Faah-faahin ka bixisay Howgaldii ugu dambeeyay."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 01, April-2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Wararka ka imaanaya Deegaanka Sabiib iyo Caanoole oo hoos yimaadda Degmadda Afgooye, ayaa la sheegay in ay halkaas dagaal ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab.<\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Sheekh Abuukar Maxamed oo faahfaahin ka bixiyay ayaa sheegay in AS uu gaaray khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhawaac.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka ayaa hadda deegaanka Sabiid iyo Caanoole gacanta ku haayo, inkastoo tiro 30, ayaa laga dilay walow dib aan ka soo xaqiijin doonno\u201d, ayuu yiri, Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Afhayeenka ayaa sheegay in hawlgallo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, lagu dilay xubno ka tirsan AS iyo gaari nooca dagaalka oo laga gubay.<\/p>\n<p>Hawlgalkaan ay ciidamada dowladda sameeyeen ayaa ku soo aadayo xilli uu maalin ka hor uu gaaray deegaanka lambar 50, iyada oo maalmahii u dambeeyay ay ciidamada hawlgallo ka wadeen duleedka deegaanada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 01, April-2025 {CBB}\u00a0Wararka ka imaanaya Deegaanka Sabiib iyo Caanoole oo hoos yimaadda Degmadda Afgooye, ayaa la sheegay in ay halkaas dagaal ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Sheekh Abuukar Maxamed oo faahfaahin ka bixiyay ayaa sheegay in AS uu gaaray khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhawaac. \u201cCiidanka ayaa hadda deegaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2849,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2848","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2848","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2848"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2848\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2850,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2848\/revisions\/2850"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2849"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2848"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2848"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2848"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}