{"id":2870,"date":"2025-04-01T11:11:05","date_gmt":"2025-04-01T11:11:05","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2870"},"modified":"2025-04-01T11:11:05","modified_gmt":"2025-04-01T11:11:05","slug":"maqaaxi-cusub-laga-hirgeliyey-magaalada-baydhabo-oo-xariga-laga-jarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2870","title":{"rendered":"Maqaaxi Cusub laga hirgeliyey Magaalada Baydhabo Oo Xariga laga jarey"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 01, April-2025 {CBB}<\/strong>Maqaaxidaan sida Casriga ah ee loo dhisey ayaa waxay kamid noqonee Goobaha lagu Cunteeyo ee ku yaala Magaalada Baydhabo iyadoona ay hirgeliyeen dhalinyaro deegaanka ah taasi oo loogu tala galay in ay Bulshada kaga maarmaan waxyaabaha qaar mararka aan halkaan laga wada helin karin<\/p>\n<p>Munaasabada Furitaanka Maqaaxida ayaa waxaa ka qeyb galay Madax ka tirsan Maamulka KG Ganacsato Bulsho kala duwan oo lagu marti qaadey si ay qeyb uga noqdaan dhiiri gelinta Maqaaxida Ganacsi ee laga Furey Magaalada Baydhabo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 01, April-2025 {CBB}Maqaaxidaan sida Casriga ah ee loo dhisey ayaa waxay kamid noqonee Goobaha lagu Cunteeyo ee ku yaala Magaalada Baydhabo iyadoona ay hirgeliyeen dhalinyaro deegaanka ah taasi oo loogu tala galay in ay Bulshada kaga maarmaan waxyaabaha qaar mararka aan halkaan laga wada helin karin Munaasabada Furitaanka Maqaaxida ayaa waxaa ka qeyb galay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2871,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2870","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2870"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2872,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2870\/revisions\/2872"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2871"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}