{"id":2961,"date":"2025-04-04T08:12:49","date_gmt":"2025-04-04T08:12:49","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2961"},"modified":"2025-04-04T08:12:49","modified_gmt":"2025-04-04T08:12:49","slug":"turkiga-oo-ka-hadlay-duqeymaha-ay-ka-israel-ka-wado-siiriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2961","title":{"rendered":"Turkiga oo Ka Hadlay Duqeymaha ay Ka Israel ka wado Siiriya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 04, April-2025 {CBB} \u2013<\/strong>\u00a0Dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareysay Israa\u2019iil, iyadoo ku eedeysay in ay tahay xukuumad cunsuriyad iyo xagjirnimo\u201d ku dhisan, taasoo leh damac isballaarin oo khatar ku ah amniga gobolka.<\/p>\n<p>Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa lagu sheegay in weerarrada Israa\u2019iil ay ka geysaneyso gudaha Suuriya iyadoo aan wax weerar ah lagu soo qaadin ay yihiin kuwo aan la aqbali karin, taasoo muujineysa in siyaasadda Israa\u2019iil ay ku dhisan tahay hurinta colaadaha.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa sidoo kale sheegay in xasillooni-darro ka dhalata tallaabooyinka Israa\u2019iil ay si weyn u saameynayso ammaanka gobolka, isaga oo ugu baaqay beesha caalamka in ay tallaabo ka qaaddo si loo xakameeyo ficillada Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa ku eedeeyay Israel iney wado quudinta kooxaha argagaxisada ee Syria ku sugan si ay halkaas dib ugu soo celiso fowdadii horay uga taagneyd, wasiirka arimaha dibada Turkey Hakan Fidan ayaana Israel u sheegay in dan ugu jirto iney joojiyaan weerarada ay Syria kawadaan hadii kale ay kala kulmi doonaan cawaaqib xumo aysan xisaabta ku darsanin.<\/p>\n<p>Israel ayaa kor u sii qaaday xiisada dagaal ee ka taagan Syria iyadoo markale xalay duqeyn ka geysatay duleedka magaalada Dimishiq, waxayna u muuqataa in weeraradan cusub ee Israel isku fureyso ay soo dadajin dagaal buuxa oo ka dhaca bariga dhexe kaasoo markan uu ku lug yeelan karo Turkiga.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 04, April-2025 {CBB} \u2013\u00a0Dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareysay Israa\u2019iil, iyadoo ku eedeysay in ay tahay xukuumad cunsuriyad iyo xagjirnimo\u201d ku dhisan, taasoo leh damac isballaarin oo khatar ku ah amniga gobolka. Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa lagu sheegay in weerarrada Israa\u2019iil ay ka geysaneyso gudaha Suuriya iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2962,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-2961","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2961","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2961"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2961\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2963,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2961\/revisions\/2963"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2962"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2961"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2961"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2961"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}