{"id":2964,"date":"2025-04-04T08:31:45","date_gmt":"2025-04-04T08:31:45","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2964"},"modified":"2025-04-04T08:31:45","modified_gmt":"2025-04-04T08:31:45","slug":"madaxweyne-lafta-gareen-ayaa-maanta-dib-uga-sooo-laabtey-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2964","title":{"rendered":"Madaxweyne Lafta gareen ayaa Maanta Dib uga sooo laabtey Magaalada  Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 04, April-2025 {CBB} \u2013<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Safar ugu maqnaa Dalka Dibadisa ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.<\/p>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">\u00a0Xildhibaano ka tirsan Labadda Aqal ee Baarlamaanka Dalka, Wasiiro ka tirsan Xukuumada, Goliyaasha kala Duwan Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed, Saraakiil Ciidan iyo Qeybaha kale ee Bulshada ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade kuso dhoweyey Wafdiga Madaxweynaha Hogaaminayey.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Socodaalka Waxaa uu Ku qotamayaa\u00a0 Shir uu cilaamiyey Madaxweynaha dalaka\u00a0 ayaa ka qeyb geli doono kulan uu Madaxweyne Xasan Sheekh maanta isugu yeeray madaxda Galmudug, Koofur galbeed iyo Hirshabelle.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 04, April-2025 {CBB} \u2013Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Safar ugu maqnaa Dalka Dibadisa ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. \u00a0Xildhibaano ka tirsan Labadda Aqal ee Baarlamaanka Dalka, Wasiiro ka tirsan Xukuumada, Goliyaasha kala Duwan Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed, Saraakiil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2965,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2964","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2964","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2964"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2964\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2966,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2964\/revisions\/2966"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2965"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}