{"id":3017,"date":"2025-04-05T08:00:13","date_gmt":"2025-04-05T08:00:13","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3017"},"modified":"2025-04-05T08:00:13","modified_gmt":"2025-04-05T08:00:13","slug":"maamulka-ssc-khaatuma-oo-war-ka-soo-saartay-safarka-rw-xamsa-ee-magaalada-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3017","title":{"rendered":"Maamulka SSC Khaatuma oo war ka soo saartay Safarka RW Xamsa ee Magaalada Laascaanood."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 05, April-2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Maamulka SSC-khaatumo ayaa xaqiijiyay in Ra\u2019iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ku soo wajahan yahay magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Wasiirka Caddaaladda maamulkaas Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Laascaanood ayaa sheegay \u201cmaamul ahaan iyo ka shacab ahaanba waxaanu u diyaargaroobaynaa imaanshaha R\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya oo iman doona Laascaanood\u201d.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray in maamulka SSC-Khaatumo yahay midka ugu amniga badan Soomaaliya laga soo bilaabo Buuhoodle ilaa Ceerigaabo. Wasiir Xijaar ma uusan sheegin xilliga rasmiga ah ee Ra\u2019iisul Wasaase Xamse imanayo Laascaanood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 05, April-2025 {CBB}\u00a0Maamulka SSC-khaatumo ayaa xaqiijiyay in Ra\u2019iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ku soo wajahan yahay magaalada Laascaanood. Wasiirka Caddaaladda maamulkaas Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Laascaanood ayaa sheegay \u201cmaamul ahaan iyo ka shacab ahaanba waxaanu u diyaargaroobaynaa imaanshaha R\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya oo iman doona Laascaanood\u201d. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3018,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3017","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3017","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3017"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3020,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3017\/revisions\/3020"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3018"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}