{"id":3053,"date":"2025-04-06T17:49:47","date_gmt":"2025-04-06T17:49:47","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3053"},"modified":"2025-04-06T17:49:47","modified_gmt":"2025-04-06T17:49:47","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-madaafiic-lagu-garaacay-agagaarka-garoonka-aadan-cadde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3053","title":{"rendered":"Wararkii ugu Dambeeyay Madaafiic lagu garaacay agagaarka garoonka Aadan Cadde."},"content":{"rendered":"<div class=\"tdm_block td_block_wrap tdm_block_inline_text tdi_53 tdm-inline-block td-pb-border-top td_block_template_1\" data-td-block-uid=\"tdi_53\">\n<div id=\"aswift_2_host\"><strong>Axad, Abriil 06, 2025;{CBB}<\/strong>\u00a0 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaal ah oo saakay aroornimadii hore lagu garaacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho iyo xaafado ka tirsan degmada Wadajir.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td_block_wrap tdb_single_content tdi_54 td-pb-border-top td_block_template_1 td-post-content tagdiv-type\" data-td-block-uid=\"tdi_54\">\n<div class=\"tdb-block-inner td-fix-index\">\n<p>Hoobiyaasha ayaa jugtooda laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho, kuwaas oo tiro ahaan gaarayay ilaa 6 hoobiye.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sidoo kale sheegaya in hoobiyaasha qaarkood ay ku dhaceen gudaha xerada Xalane oo ku taala xeyn daabka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo ay dagan yihiin hay\u2019ado caalami ah, safaarado shisheeye iyo Taliska ciidamada AUSSOM, hayeeshee lama soo warin wax khasaare ah.<\/p>\n<p>Laba ka mid ah hoobiyaasha ayaa sidoo kale la sheegay iney ku dhaceen xaafada Kaawa Godeey, islamarkaana waxyeelo u badan dhaawac ay kasoo gaartay dad shacab ah.<\/p>\n<p>\u201cXaafadda Kaawo Godey waxaa saaka ku dhacay mid ka mid ah hoobiyeyaashii lasoo tuuray, waxaana ku dhaawacantay maamo ka mid ah dadka deegaanka, waxaa sidoo kale la ii sheegay wiil kale oo dhaawac ah\u201d ayuu yiri mid ka mid ah dadka deegaanka Xaafada Kaawa Godey oo la hadlay Warbaahinta Muqdisho.<\/p>\n<p>Ma jirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka laamaha amaanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo ku aadan hoobiyaasha saakay lagu garaacay agagaarka garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Shalay ayay aheyd markii sidana oo kale tiro madaafiic ah loogu garaacay xaafado ku yaala xeyn daabka madaxtooyada Soomaaliya oo ka kala tirsan degmooyinka Warta nabadda iyo Boondheere, kuwaas oo waxyeelo dhaawac ah kasoo gaareen dad shacab ahaa<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad, Abriil 06, 2025;{CBB}\u00a0 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaal ah oo saakay aroornimadii hore lagu garaacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho iyo xaafado ka tirsan degmada Wadajir. Hoobiyaasha ayaa jugtooda laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho, kuwaas oo tiro ahaan gaarayay ilaa 6 hoobiye. Warar soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3054,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3053","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3053"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3055,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3053\/revisions\/3055"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3054"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}