{"id":3065,"date":"2025-04-06T18:10:48","date_gmt":"2025-04-06T18:10:48","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3065"},"modified":"2025-04-06T18:11:00","modified_gmt":"2025-04-06T18:11:00","slug":"rw-xamse-oo-sheegay-inuu-magaaalada-laascanood-tegayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3065","title":{"rendered":"RW xamse oo sheegay inuu magaaalada laascanood tegayo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad, Abriil 06, 2025;{CBB}<\/strong>\u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijiyay inuu booqan doono magaalada Laascanood ee gobolka Sool kadib markii maalmahaan la is dhex marayay in Ra\u2019iisul wasaaraha booqan doono magaaladaasi.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayuu ka sheegay isagoo ka qeyb galayay xaflad xil wareejinta ee ka dhaceysay wasaradda Gaashandhiga oo ay wasiirka cusub ee Gaashandhiga iyo midkii hore ay xilalka ku kala wareegayeen, waxa uu xusay in ujeedka booqashadiisa ay noqon doonto xoojinta xiriirka wada shaqeyn ee maamulka KMG ah ee SSC Khaatumo iyo Dowladda federaalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan booqan doonaa magaalada Laascanood balse waa waqti go\u2019an oo ay kawada shaqeyn doonaan xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha iyo hogaanka Maamulka SSC Khaatumo ee waxaan rajeenayaa in iyaga aan ka war sugno\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul wasaare Xamsa.<\/p>\n<p>Waxa uu shaaca ka qaaday in booqashadiisa aysan ahayn mid wax loogu dhimayo degaan ama Maamul Soomaaliyeed ama lagu kala fogeenayo dadka Soomaaliyeed balse waxa uu ku tilmaamay inuu yahay mid laisku soo dhoweenayo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Diinta iyo Awqaafta maamulka KMG SSC Khaatumo Jeneral Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa warbaahinta u sheegay iney u diyaar garoobeen soo dhoweynta Raysal wasaare Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u diyaar garoownay imaanshaha Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la filayo inuu yimaado magaalada Laascaanood\u201d ayuu yiri Wasiirka Cadaaladda Diinta iyo Awqaafta maamulka SSC Khaatumo Jeneral Cabdi Xasan Maxamed Xijaar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad, Abriil 06, 2025;{CBB}\u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijiyay inuu booqan doono magaalada Laascanood ee gobolka Sool kadib markii maalmahaan la is dhex marayay in Ra\u2019iisul wasaaraha booqan doono magaaladaasi. Hadalkaan ayuu ka sheegay isagoo ka qeyb galayay xaflad xil wareejinta ee ka dhaceysay wasaradda Gaashandhiga oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3066,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3065","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3065","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3065"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3068,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3065\/revisions\/3068"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3066"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}