{"id":3077,"date":"2025-04-07T10:05:26","date_gmt":"2025-04-07T10:05:26","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3077"},"modified":"2025-04-07T10:05:26","modified_gmt":"2025-04-07T10:05:26","slug":"war-deg-deg-ah-ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-deegaanka-ruun-nirgood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3077","title":{"rendered":"WAR DEG DEG AH Ciidamada Dowladda oo la wareegay Deegaanka Ruun nirgood"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin, Abriil 07, 2025;{CBB}<\/strong>\u00a0Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa dadka deegaanka, ayaa lagu soo waramayaa in saakay howlgal ka fuliyeen gudaha degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, halkaas oo muddooyinkii lasoo dhaafay joogeen Al Shabaab.<\/p>\n<p>War lagu baahiyay telefishinka Qaranka Soomaaliya ee SNTV , ayaa lagu sheegay ciidanka xoogga dalka saakay howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyeen gudaha degmada Ruun-Nirgood , halkaas oo xarumo ku lahaayeen maleeshiyaadka Al Shabaab.<\/p>\n<p>\u201dCiidamada xoogga , oo kaashanaya kuwa deegaanka, ayaa saaka aroortii hore bilaabay howlgallo lagu burburiyay goobo ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijta, kuwaas oo hadda firxadkooda la dabajoogo\u201d ayaa lagu yiri warka lagu baahiyay Tv-ga dowladda.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogag dalka iyo kuwa dadka deegaanka ,ayaa horey uga soo baxay degmada Ruun-nirgood iyo deegaanno kale oo katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe, halkaas oo ay dib ula wareegeen kooxda Al Shabaab oo mar kale dib isku soo abaabushay.<\/p>\n<p>Howlgalkan saakay ciidanka dowladda ka fuliyeen degmada Ruun-nirgood, ayaa kusoo aadaya xilli ay socdaan abaabul dagaal oo ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ku doonayaan in mar kale Al Shabaab gabi ahaan uga saaraan gobolka Shabeelaha Dhaxe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin, Abriil 07, 2025;{CBB}\u00a0Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa dadka deegaanka, ayaa lagu soo waramayaa in saakay howlgal ka fuliyeen gudaha degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, halkaas oo muddooyinkii lasoo dhaafay joogeen Al Shabaab. War lagu baahiyay telefishinka Qaranka Soomaaliya ee SNTV , ayaa lagu sheegay ciidanka xoogga dalka saakay howlgal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3078,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3077","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3077","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3077"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3077\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3079,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3077\/revisions\/3079"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3078"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3077"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3077"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3077"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}