{"id":3096,"date":"2025-04-08T16:26:25","date_gmt":"2025-04-08T16:26:25","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3096"},"modified":"2025-04-08T16:26:25","modified_gmt":"2025-04-08T16:26:25","slug":"somaliland-oo-hanjabaad-udirtay-raiisul-wasaare-xamse-kadib-booqashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3096","title":{"rendered":"Somaliland oo Hanjabaad udirtay Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Kadib Booqashada\u2026\u2026\u2026"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, 08 Abriil 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Tan iyo markii uu Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, shaaciyey inuu tegayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, waxaa si adag uga hor yimid maamulka Somaliland oo horey u lumiyay gobolkaas.<\/p>\n<p>Somaliland, oo wacad ku martay inuu Ra\u2019iisul Wasaare Xamse ka qoomameyn doono booqashadiisa Laascaanood, ayaa haatan bilowday qorshe weerar ah oo saddex jiho ah, kaasi oo ay ku qaadeyso magaaladaasi.<\/p>\n<h2>Qorshaha weerarka saddexda jiho<\/h2>\n<p>Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland, General Nimcaan Yuusuf Gaax-nuug, ayaa haatan booqasho ku jooga jiidda hore ee deegaanka Oog, oo ku yaalla gobolka Sool. Taliyaha ayaa halkaasi kulan degdeg ah kula yeeshay saraakiisha sare ee ciidamada Somaliland, waxaana kulankaasi si rasmi ah looga shaacin warbaahinta.<\/p>\n<p>Shirka ayaa ka dhacay saldhigga taliska ciidamada ee ku yaalla Oog, waxaana la sheegay in kulankaasi lagu falanqeeyay xaaladda amni ee gobolka iyo suurtagalnimada jawaab ciidan oo laga bixiyo safarka Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo amni oo si hoose ula socda dhaqdhaqaaqyada ciidamada ayaa sheegay in ujeeddada ugu weyn ee kulankaasi ahayd in la qiimeeyo tallaabo militari oo looga jawaabo safarka Ra\u2019iisul Wasaaraha, taasoo la rumeysan yahay inay farriin siyaasadeed u ahayd maamulka Somaliland.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_6_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_6\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;us_privacy=1---&amp;gpp_sid=-1&amp;client=ca-pub-1599381228913023&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=3335887252&amp;adf=3592617315&amp;pi=t.aa~a.2878201585~i.10~rp.4&amp;w=696&amp;abgtt=6&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1744129496&amp;num_ads=1&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=8351229868&amp;ad_type=text_image&amp;format=696x280&amp;url=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F2025%2F04%2F08%2Fsomaliland-oo-hanjabaad-udirtay-raiisul-wasaare-xamse-kadib-booqashada%2F&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=174&amp;rw=696&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;wgl=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTM0LjAuNjk5OC4xNzgiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siQ2hyb21pdW0iLCIxMzQuMC42OTk4LjE3OCJdLFsiTm90OkEtQnJhbmQiLCIyNC4wLjAuMCJdLFsiR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjEzNC4wLjY5OTguMTc4Il1dLDBd&amp;dt=1744129493171&amp;bpp=2&amp;bdt=1340&amp;idt=2&amp;shv=r20250407&amp;mjsv=m202504030101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D047f31adfa20c313%3AT%3D1735894783%3ART%3D1744129345%3AS%3DALNI_MbZVZZEa0Dk5zrbb8NparG1xy4aYw&amp;gpic=UID%3D00000fc4a0092f43%3AT%3D1735894783%3ART%3D1744129345%3AS%3DALNI_MYMw1kQy1k2jXAbpPn5hPEaPuBDIQ&amp;eo_id_str=ID%3D13611222ae5bb97d%3AT%3D1735894783%3ART%3D1744129345%3AS%3DAA-AfjZGt6ILFKCXkTVvKT-q6vbj&amp;prev_fmts=0x0%2C728x90%2C1068x70%2C728x90&amp;nras=2&amp;correlator=389004635620&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=768&amp;u_w=1366&amp;u_ah=728&amp;u_aw=1366&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1&amp;dmc=8&amp;adx=142&amp;ady=1941&amp;biw=1351&amp;bih=641&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=95355972%2C95355974%2C31091513%2C95354563%2C95354564%2C95355311%2C95344789%2C95357455%2C95357716&amp;oid=2&amp;pvsid=2486744799586966&amp;tmod=194968319&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C641&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=0&amp;td=1&amp;tdf=2&amp;psd=W251bGwsW251bGwsbnVsbCxudWxsLCJkZXByZWNhdGVkX2thbm9uIl0sbnVsbCwzXQ..&amp;nt=1&amp;pgls=CAEaBTYuNy4y&amp;ifi=7&amp;uci=a!7&amp;btvi=2&amp;fsb=1&amp;dtd=3330\" name=\"aswift_6\" width=\"696\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!7\" aria-label=\"Advertisement\" data-google-query-id=\"CIS2y9jsyIwDFfhapAQdyhw4ZA\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Saraakiisha ciidamada ayaa kulankooda ku lafa-guray in safarka Ra\u2019iisul Wasaaraha ee Laascaanood uu qayb ka yahay dadaallada lagu muujinayo in SSC-Khaatumo ay tahay dhul ka madax-bannaan maamulka Somaliland, taasoo horseedi karta xaalad dagaal oo hor leh.<\/p>\n<p>Waxaa la go\u2019aamiyey in lagu beegsado safarka Ra\u2019iisul Wasaaraha weerar saddex jiho ah, kaas oo ciidamada Somaliland ay qorsheeyeen inay kaga furaan dagaal deegaannada ay hadda gacanta ku hayaan ciidamada SSC-Khaatumo. Ujeeddada weerarkan ayaa ah in la muujiyo awood ciidan iyo in laga hortago xoojinta SSC.<\/p>\n<p>Saddexda jiho ee la qorsheeyey in weerarka laga bilaabo waxay kala yihiin: Buqdharkayn, Qorilugud, iyo Ceerigaabo, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo muhiim ah.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horreysay ee ciidamada Somaliland ay isku mar dagaal ka furaan saddexdan jiho, iyadoo qorshaha la dejiyey uu yahay mid si weyn loo abaabulay.<\/p>\n<p>Furinta Buqdharkayn ayaa muhiimad gaar ah u leh dagaalka, maadaama ay tahay meel istiraatiiji ah oo u dhow Laascaanood, halka Qorilugud iyo Ceerigaabo ay ka mid yihiin meelaha ay ciidamada Somaliland doonayaan inay cadaadis ka saaraan SSC-Khaatumo.<\/p>\n<p>Xogaha ayaa intaas ku daraya in shirarka noocan oo kale ah ay sii socon doonaan maalmaha soo socda, iyadoo la filayo in xaaladda gobolka Sool ay markale gasho marxalad colaadeed oo cusub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, 08 Abriil 2025 {CBB}\u00a0Tan iyo markii uu Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, shaaciyey inuu tegayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, waxaa si adag uga hor yimid maamulka Somaliland oo horey u lumiyay gobolkaas. Somaliland, oo wacad ku martay inuu Ra\u2019iisul Wasaare Xamse ka qoomameyn doono booqashadiisa Laascaanood, ayaa haatan bilowday qorshe weerar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3097,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3096","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3096","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3096"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3098,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3096\/revisions\/3098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}