{"id":3110,"date":"2025-04-08T16:32:21","date_gmt":"2025-04-08T16:32:21","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3110"},"modified":"2025-04-08T16:32:21","modified_gmt":"2025-04-08T16:32:21","slug":"maali-oo-laga-xiray-duulimaadyadii-aay-ku-gaari-jirtay-algeria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3110","title":{"rendered":"Maali oo laga Xiray Duulimaadyadii aay ku Gaari Jirtay Algeria"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, 08 Abriil 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0 Dowladda Algeria ayaa ku dhawaaqday inay joojisay dhammaan duulimaadyadii uga imaan jiray dalka Mali, iyadoo sabab uga dhigtay xadgudub ay sheegtay in lagu sameeyay hawadeeda.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa ka dambeeyay dhacdo la xiriirta diyaarad drone ah oo ay Algeria sheegtay in ay soo rideen, taasoo ka timid dalka dariska la ah ee Mali.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa kusoo beegmaysa xilli xiisad diblomaasiyadeed ay cirka isku shareertay, kadib markii Mali, Burkina Faso, iyo Niger si wadajir ah ugu yeereen safiirradoodii ku sugnaa magaalada Algiers, taasoo muujinaysa diidmada ay muujiyeen go\u2019aanka Algeria ee ah in la soo rido diyaaradda.<\/p>\n<p>Algeria ma aysan faahfaahin nooca drone-ka ama ujeedadiisa, hase yeeshee waxay ku eedeysay Mali inay si aan oggolaansho ahayn u isticmaaleyso hawadeeda<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, 08 Abriil 2025 {CBB}\u00a0 Dowladda Algeria ayaa ku dhawaaqday inay joojisay dhammaan duulimaadyadii uga imaan jiray dalka Mali, iyadoo sabab uga dhigtay xadgudub ay sheegtay in lagu sameeyay hawadeeda. Go\u2019aankan ayaa ka dambeeyay dhacdo la xiriirta diyaarad drone ah oo ay Algeria sheegtay in ay soo rideen, taasoo ka timid dalka dariska la ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3111,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-3110","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3110","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3110"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3110\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3112,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3110\/revisions\/3112"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3111"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3110"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3110"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3110"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}