{"id":3186,"date":"2025-04-09T16:14:05","date_gmt":"2025-04-09T16:14:05","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3186"},"modified":"2025-04-09T16:14:50","modified_gmt":"2025-04-09T16:14:50","slug":"wafdi-hordhac-u-ah-rw-xamse-oo-gaaray-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3186","title":{"rendered":"Wafdi hordhac u ah RW xamse oo gaaray laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, 09, April 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Wafdi hordhac u ah Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ka kooban labada gole ee dowladda iyo ciidamo amniga sugaya, ayaa gaaray Laascaanood.<\/p>\n<p>Waxaa la filayaa in ay diyaarinayaan maamuuska iyo qabanqaabada booqashada Ra\u2019iisul Wasaare Xamse oo hore u sheegay in safarka ka qeyb qaadan doono Mideynta dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha markuu tago Laascaanood, wuxuu kulamo la yeelan doona Mas\u2019uuliyiinta iyo Shacabka SSC Khaatumo.<\/p>\n<p>Safarka Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa waxaa diidmo ka muujiyay Maamulka Somaliland oo sheegay in deegaannada SSC Khaatumo ay iyagu maamulaan.<\/p>\n<p>Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, 09, April 2025 {CBB}\u00a0Wafdi hordhac u ah Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ka kooban labada gole ee dowladda iyo ciidamo amniga sugaya, ayaa gaaray Laascaanood. Waxaa la filayaa in ay diyaarinayaan maamuuska iyo qabanqaabada booqashada Ra\u2019iisul Wasaare Xamse oo hore u sheegay in safarka ka qeyb qaadan doono Mideynta dalka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3189,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3186","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3186","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3186"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3186\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3188,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3186\/revisions\/3188"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3189"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}