{"id":3202,"date":"2025-04-10T09:37:03","date_gmt":"2025-04-10T09:37:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3202"},"modified":"2025-04-10T09:37:03","modified_gmt":"2025-04-10T09:37:03","slug":"waaxda-caafimaadka-iyo-fayadhowrka-degmada-baydhabo-oo-wada-olole-nadaafadeed-oo-lagu-furaayo-kanaalada-qaada-biyaha-wadooyinka-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3202","title":{"rendered":"Waaxda Caafimaadka iyo fayadhowrka Degmada Baydhabo oo wada olole nadaafadeed oo lagu furaayo kanaalada qaada biyaha wadooyinka magaalada Baydhabo."},"content":{"rendered":"<p><strong>khamiis 10, April-2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Ololahan lagu Nadiifinayo Wadooyinka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Hogaaminayey kooxda Waaxda Fayadhowrka ayaa laga Sameeyey Marshabiyeedyada iyo Kanaalada ay biyaha maraan Magaalada maadama la galay Xili roobaadka biyahana ay u helaan meel ay maraan islamarkaana loo soo celiya bilcda Magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Saciid C\/llaahi Maxamed oo ka mid ah Kooxda Waaxda Fayadhowrka Degmada Baydhabo ayaa faah faahin ka bixiyay Ololaha Nadaafadda Waddooyinka Baydhabo iyo sida ay muhiim u tahay ilaalinta nadaafadda si looga hortago cudurrada ka dhastaa xilliyada roobabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>khamiis 10, April-2025 {CBB}\u00a0Ololahan lagu Nadiifinayo Wadooyinka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Hogaaminayey kooxda Waaxda Fayadhowrka ayaa laga Sameeyey Marshabiyeedyada iyo Kanaalada ay biyaha maraan Magaalada maadama la galay Xili roobaadka biyahana ay u helaan meel ay maraan islamarkaana loo soo celiya bilcda Magaalada Baydhabo. Saciid C\/llaahi Maxamed oo ka mid ah Kooxda Waaxda Fayadhowrka Degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3203,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3202","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3202","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3202"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3205,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3202\/revisions\/3205"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3203"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}