{"id":3227,"date":"2025-04-11T16:03:21","date_gmt":"2025-04-11T16:03:21","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3227"},"modified":"2025-04-11T16:03:21","modified_gmt":"2025-04-11T16:03:21","slug":"soomaaliya-oo-heshiis-deyn-cafin-la-saxiixatay-sanduuqa-lacagta-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3227","title":{"rendered":"Soomaaliya oo Heshiis Deyn Cafin la Saxiixatay Sanduuqa Lacagta Carabta"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 11, April-2025 {CBB} \u2013<\/strong>\u00a0\u00a0Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis deyn cafin ah la saxiixatay Sanduuqa Lacagta Carabta, kaas oo muddo sadex sano kabadan uu wada xaajoodkiisa soo socday, sida ay sheegtay Wasaarada Maaliyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeyb galayay Shirka sanadlaha ah ee Hey\u2019adaha Maaliyadda Dalalka Carabta kaasoo ka dhacayay Magaalada Kuwait ayaa saxiixay heshiis kaan taariikhi ah.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_6_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_6\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;us_privacy=1---&amp;gpp_sid=-1&amp;client=ca-pub-1599381228913023&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=3335887252&amp;adf=3592617315&amp;pi=t.aa~a.2878201585~i.2~rp.4&amp;w=696&amp;abgtt=6&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1744387355&amp;num_ads=1&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=8351229868&amp;ad_type=text_image&amp;format=696x280&amp;url=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F2025%2F04%2F11%2Fsoomaaliya-oo-heshiis-deyn-cafin-la-saxiixatay-sanduuqa-lacagta-carabta%2F&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=174&amp;rw=696&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;wgl=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTM1LjAuNzA0OS44NCIsbnVsbCwwLG51bGwsIjY0IixbWyJHb29nbGUgQ2hyb21lIiwiMTM1LjAuNzA0OS44NCJdLFsiTm90LUEuQnJhbmQiLCI4LjAuMC4wIl0sWyJDaHJvbWl1bSIsIjEzNS4wLjcwNDkuODQiXV0sMF0.&amp;dt=1744387354166&amp;bpp=2&amp;bdt=6935&amp;idt=2&amp;shv=r20250410&amp;mjsv=m202504080101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D047f31adfa20c313%3AT%3D1735894783%3ART%3D1744387268%3AS%3DALNI_MbZVZZEa0Dk5zrbb8NparG1xy4aYw&amp;gpic=UID%3D00000fc4a0092f43%3AT%3D1735894783%3ART%3D1744387268%3AS%3DALNI_MYMw1kQy1k2jXAbpPn5hPEaPuBDIQ&amp;eo_id_str=ID%3D13611222ae5bb97d%3AT%3D1735894783%3ART%3D1744387268%3AS%3DAA-AfjZGt6ILFKCXkTVvKT-q6vbj&amp;prev_fmts=0x0%2C728x90%2C728x90%2C728x90%2C1068x70&amp;nras=2&amp;correlator=5259495864896&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=768&amp;u_w=1366&amp;u_ah=728&amp;u_aw=1366&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1&amp;dmc=8&amp;adx=142&amp;ady=1415&amp;biw=1351&amp;bih=641&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=95355973%2C95355975%2C95357878%2C95357716&amp;oid=2&amp;pvsid=3631044240290912&amp;tmod=33124603&amp;uas=3&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C0%2C1366%2C728%2C1366%2C641&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1&amp;td=1&amp;tdf=2&amp;psd=W251bGwsW251bGwsbnVsbCxudWxsLCJkZXByZWNhdGVkX2thbm9uIl0sbnVsbCwzXQ..&amp;nt=1&amp;pgls=CAEaBTYuNy4y&amp;ifi=7&amp;uci=a!7&amp;btvi=3&amp;fsb=1&amp;dtd=1078\" name=\"aswift_6\" width=\"696\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!7\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"CP2ugKat0IwDFZN2pAQdzPcvhw\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>\u201cHeshiiskan deyn cafinta ah oo ay wada saxiixdeen Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaal ka Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Lacagta Carabta Fuad M. Al-Turki ayaa gaaraya $306.5 Milyan oo dollar, taas oo cuuryaamisay helidda mashaariicda maalgalineed ee Dowladda Soomaaliya ay u baahneyd\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Wasaarada Maaliyada.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa sheegay in heshiiskani uu muhiim u yahay dib u dhiska dhaqaalaha dalka iyo dadaallada lagu dhameystirayo arrimaha deyn cafinta oo Dowladda Soomaaliya ay dadaal xoogan galisay.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirku waxa uu tilmaamay in heahiiskani uu suuro galinayo in Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa Lacagta Carabta ay si rasmi ah usoo ceshadaan wadashaqayntii taas oo hakad galisay dhammaan kaalmooyinka ay Dawladda Soomaaliya ka heli lahayd Sanduuqan.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in Sanduuqa Lacagta Carabta oo xaruntiisu tahay caasimadda Imaaraadka ee Abu Dhabi, ay ku jiraan 22 waddan oo Carbeed, wuxuuna siiya deymo, taageero farsamo, iyo la-talin dhaqaale waddamada xubnaha ka ah.<\/p>\n<p>Sanadihii dambe waxa ay dowladda Soomaaliya ay dadaal ku bixineysay sidii deeymaha la degay dhaqaalaha dalka looga cafin lahaa, iyadoo dooneysa in ay soo jiidato indhaha caalamka si ay Soomaaliya maalgashi xoogan ugu sameysan lahaayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 11, April-2025 {CBB} \u2013\u00a0\u00a0Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis deyn cafin ah la saxiixatay Sanduuqa Lacagta Carabta, kaas oo muddo sadex sano kabadan uu wada xaajoodkiisa soo socday, sida ay sheegtay Wasaarada Maaliyada Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeyb galayay Shirka sanadlaha ah ee Hey\u2019adaha Maaliyadda Dalalka Carabta kaasoo ka dhacayay Magaalada Kuwait ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3228,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3227","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3227","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3227"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3227\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3230,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3227\/revisions\/3230"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3228"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3227"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3227"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3227"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}