{"id":3242,"date":"2025-04-11T16:23:43","date_gmt":"2025-04-11T16:23:43","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3242"},"modified":"2025-04-11T16:23:43","modified_gmt":"2025-04-11T16:23:43","slug":"qoysas-dan-yar-ah-oo-baydhabo-loogu-qeybiyey-burjikooyinka-tamarta-keydiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3242","title":{"rendered":"Qoysas Dan yar ah Oo Baydhabo loogu qeybiyey Burjikooyinka Tamarta keydiya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco\u00a0 11, April-2025 {CBB} \u2013<\/strong>Qoysas ku dhaqan Baydhabo ayaa Deegaanka iyo Isbadalka Wasaarada Cimilada Dowladda Koonfur Galbeed u qeybisey Burjikooyinka Tamarta keydiya kuwaas oo gaaraya 1,700 xabo ( kun iyo Todobo boqol oo xabo)<\/p>\n<p>Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Dini Abdinur Mohamed oo ay weheliyaan Wasiirka Haweenka Iyo Xuquuqul insaanka KGS Marwo Shamso Mohamed Yarow iyo Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada Degmada Baydhabo ayaa goobjoog ka ahaa qeybtinta Burjikooyinka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco\u00a0 11, April-2025 {CBB} \u2013Qoysas ku dhaqan Baydhabo ayaa Deegaanka iyo Isbadalka Wasaarada Cimilada Dowladda Koonfur Galbeed u qeybisey Burjikooyinka Tamarta keydiya kuwaas oo gaaraya 1,700 xabo ( kun iyo Todobo boqol oo xabo) Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Dini Abdinur Mohamed oo ay weheliyaan Wasiirka Haweenka Iyo Xuquuqul insaanka KGS [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3243,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3242","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3242","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3242"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3242\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3244,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3242\/revisions\/3244"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3243"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}