{"id":3266,"date":"2025-04-12T10:40:52","date_gmt":"2025-04-12T10:40:52","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3266"},"modified":"2025-04-12T10:40:52","modified_gmt":"2025-04-12T10:40:52","slug":"raiisul-wasaaraha-soomaaliya-oo-gaarey-magaalada-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3266","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaarey magaalada Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 12, April-2025 {CBB} \u2013<\/strong>\u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa goordhow gaarey magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaasi oo ay boqolaal shacab iyo mas\u2019uuliyiin ku soo dhaweeyeen.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Xamse ayaa lagu wadaa inuu gudaha Laascaanood kulamo kula yeesho Madaxda iyo Bulshada SSC Khaatumo.<\/p>\n<p>Waxaa lagu wadaa in kulamadan looga hadlo xiriirka SSC Khaatumo iyo Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, ra\u2019iisul wasaaraha ayaa la filayaa inuu dhagax dhigo mashaariic lagu horrumarinayo deegaannada maamulkaasi.<\/p>\n<p>Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 12, April-2025 {CBB} \u2013\u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa goordhow gaarey magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaasi oo ay boqolaal shacab iyo mas\u2019uuliyiin ku soo dhaweeyeen. Ra\u2019iisul wasaare Xamse ayaa lagu wadaa inuu gudaha Laascaanood kulamo kula yeesho Madaxda iyo Bulshada SSC Khaatumo. Waxaa lagu wadaa in kulamadan looga hadlo xiriirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3267,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3266","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3266","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3266"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3266\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3268,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3266\/revisions\/3268"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3267"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}