{"id":331,"date":"2024-07-07T07:06:39","date_gmt":"2024-07-07T07:06:39","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=331"},"modified":"2024-07-07T07:06:39","modified_gmt":"2024-07-07T07:06:39","slug":"ciidamada-df-iyo-kuwa-jubbaland-oo-deegaan-istaraatiiji-kala-wareegay-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=331","title":{"rendered":"Ciidamada DF iyo kuwa Jubbaland oo deegaan istaraatiiji kala wareegay Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iy kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa saacadihii lasoo dhaafay Al-Shabaab kala wareegay deegaan istaraatiiji ah oo ku yaalla gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Deegaankan oo lagu magacaabo Filfile ayaa dhaca waqooyiga deegaanka Buulaxaaji ee gobolka Jubbada Hoose oo isna dhowaan uun laga xoreeyey kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysay ciidanka howlgalka sameeyey ayaa Warbaahinta u sheegay in deegaankaas uu Al-Shabaab u ahaa meel ay xoolaha\u00a0 uga qaadaan dadka shacabka ah, isla markaana ay ku lahaayeen xarumo muhiim ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale saraakiisha ayaa intaasi kusii daray in ay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda aagga magaalo xeebeedka Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamul goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Jubbooyinka oo ay ku xoogan yihiin Al-Shabaab ayaa waxaa haatan ka bilowday wajiga labaad ee dagaalka, waxaana halkaas howlgallo culus ka wada ciidamada Xoogga dalka iyo Daraawiishta maamulka Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iy kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa saacadihii lasoo dhaafay Al-Shabaab kala wareegay deegaan istaraatiiji ah oo ku yaalla gobolka Jubbada Hoose. &nbsp; Deegaankan oo lagu magacaabo Filfile ayaa dhaca waqooyiga deegaanka Buulaxaaji ee gobolka Jubbada Hoose oo isna dhowaan uun laga xoreeyey kooxda Al-Shabaab. Saraakiisha hoggaamineysay ciidanka howlgalka sameeyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":332,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-331","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/331","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=331"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/331\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":333,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/331\/revisions\/333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/332"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=331"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=331"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=331"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}