{"id":3315,"date":"2025-04-13T08:30:26","date_gmt":"2025-04-13T08:30:26","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3315"},"modified":"2025-04-13T08:30:26","modified_gmt":"2025-04-13T08:30:26","slug":"mikel-arteta-oo-walaac-ka-muujiyay-xaalada-thomas-partey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3315","title":{"rendered":"Mikel Arteta Oo Walaac Ka Muujiyay Xaalada Thomas Partey"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 13, April-2025 {CBB} \u2013<\/strong>Mikel Arteta ayaan hubin haddii Thomas Partey uu taam u noqon doono kulanka Arsenal ee Champions League ee ay la ciyaari doonaan Real Madrid habeenka Arbacada.<\/p>\n<p>Partey ayaa gool u dhaliyay Arsenal kulankii ay barbaraha 1-1 la galeen Brentford sabtidii, laakiin waxa lagu qasbay inuu baxo xilli ay ka harsan tahay 20 daqiiqo.<\/p>\n<p>Arteta ayaa xaqiijiyay ciyaarta ka dib in ciyaaryahanka reer Ghana uu dhaawacmay isla markaas ay ahayd in la badalo.<\/p>\n<p>Arsenal ayaa haatan ka walaacsan taam ahaanshaha Partey ka hor kulanka lugta labaad ee sideed dhamaadka Champions League ee Real Madrid Arbacada.<\/p>\n<p>\u201cMa aanan fileyn in arrinta Thomas ay tahay inaan badalno\u201dayuu Arteta yidhi.<\/p>\n<p>\u201cWaxa uu dareemay wax sidaa darteed ma aanan dooneynin inaan wax khatar ah gelino\u201d.<\/p>\n<p>\u201cMa garanayno [cilad-sheegashada], weli lama hadlin dhakhaatiirta. Markaa hadda way hubin doonaan oo ay eegi doonaan sida uu yahay.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 13, April-2025 {CBB} \u2013Mikel Arteta ayaan hubin haddii Thomas Partey uu taam u noqon doono kulanka Arsenal ee Champions League ee ay la ciyaari doonaan Real Madrid habeenka Arbacada. Partey ayaa gool u dhaliyay Arsenal kulankii ay barbaraha 1-1 la galeen Brentford sabtidii, laakiin waxa lagu qasbay inuu baxo xilli ay ka harsan tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3316,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[25],"tags":[],"class_list":["post-3315","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3315","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3315"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3317,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3315\/revisions\/3317"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3316"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}