{"id":3321,"date":"2025-04-13T10:56:37","date_gmt":"2025-04-13T10:56:37","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3321"},"modified":"2025-04-13T10:56:37","modified_gmt":"2025-04-13T10:56:37","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-maanta-dhagax-dhigaya-qasriga-madaxtooyada-maamulka-ssc-khaatumo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3321","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Xamse oo maanta dhagax dhigaya Qasriga madaxtooyada maamulka SSC Khaatumo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 13, April-2025 {CBB} \u2013<\/strong>\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo booqasho ku jooga magaalada Laascaanood ayaa halkaasi ka wada kulamo looga hadlayo horrumarinta deegaannada maamulka SSC Khaatumo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Xamse ayaa dhagax dhigi doono mashaariic lagu horrumarinayo deegaannada maamulka SSC Khaatumo, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha.<\/p>\n<p>Howlaha uu qaban doono Ra\u2019iisul wasaaraha maanta qabanayo ayaa waxaa kamid ah, Dhagax dhiga Madaxtooyadda SSC Khaatumo, Xarruunta Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Xarrig jarka xarruunta NIRA.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Dhinaca kale, Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa sacaadihii la soo dhaafay kulamo la yeeshay Odoyaasha Dhaqanka ee deegaannada SSC Khaatumo, isaga oo kala hadlay ilaalinta xasilloonida magaalada<\/p>\n<p>Safarka Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa lagu tilmaamay midkii midnimada iyo horrumarinta dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 13, April-2025 {CBB} \u2013\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo booqasho ku jooga magaalada Laascaanood ayaa halkaasi ka wada kulamo looga hadlayo horrumarinta deegaannada maamulka SSC Khaatumo. Ra\u2019iisul wasaare Xamse ayaa dhagax dhigi doono mashaariic lagu horrumarinayo deegaannada maamulka SSC Khaatumo, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha. Howlaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3322,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3323,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3321\/revisions\/3323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}