{"id":3403,"date":"2025-04-15T07:32:28","date_gmt":"2025-04-15T07:32:28","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3403"},"modified":"2025-04-15T07:32:28","modified_gmt":"2025-04-15T07:32:28","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-shaacisay-ineey-maxaabiis-kala-wareegtay-ssc-khaatumo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3403","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay ineey maxaabiis kala wareegtay SSC-khaatumo."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 15, April 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Laascaanood, ayaa la wareegay 25 kamid ah maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii SSC-khaatumo iyo Somaliland, sida lagu shaaciyay War-murtiyeed kasoo baxay Dowladda Federaalka iyo maamulka Khaatumo.<\/p>\n<p>Maxaabiistan oo duruufo gaara ah ka muuqdaan ayaa lagu celin doona qoyaskooda oo ku sugan Somaliland, waxa ayna fure u noqon doonaan in labada dhinac oo maxaabiis badan kala heesta ka shaqeeyaan sidii ay isku dhaafsan lahaayeen.<\/p>\n<p>\u201cIyada oo la tixgalinaayo Barnaamijka Nabadeynta ee uu garwadeenka ka yahay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, ayuu Maamulka SSC- Khaatumo oo la tashaday Golayaasha Maamulka ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya 25 maxbuus oo kamid ah maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii Somaliland iyo dadka reer SSC-Khaatumo, kuwaas oo leh duruufo gaar ah, waxayna DFS dib-ugu-celin doontaa ehelkoodii iyaga oo badqaba\u201d ayaa lagu yiri War-murtiyeedkaasi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3404\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1-2-212x300.webp\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1-2-212x300.webp 212w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1-2-297x420.webp 297w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1-2-640x905.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1-2-681x963.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1-2.webp 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3405\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2-1-212x300.webp\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2-1-212x300.webp 212w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2-1-297x420.webp 297w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2-1-640x905.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2-1-681x963.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2-1.webp 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3406\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/3-1-212x300.webp\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/3-1-212x300.webp 212w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/3-1-297x420.webp 297w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/3-1-640x905.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/3-1-681x963.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/3-1.webp 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 15, April 2025 {CBB}\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Laascaanood, ayaa la wareegay 25 kamid ah maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii SSC-khaatumo iyo Somaliland, sida lagu shaaciyay War-murtiyeed kasoo baxay Dowladda Federaalka iyo maamulka Khaatumo. Maxaabiistan oo duruufo gaara ah ka muuqdaan ayaa lagu celin doona qoyaskooda oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3407,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3403","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3403","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3403"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3403\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3408,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3403\/revisions\/3408"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3407"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3403"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3403"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3403"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}