{"id":3445,"date":"2025-04-17T07:52:40","date_gmt":"2025-04-17T07:52:40","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3445"},"modified":"2025-04-18T08:17:02","modified_gmt":"2025-04-18T08:17:02","slug":"dagaalka-ka-dhacay-duleedka-baydhabo-iyo-khasaaraha-ka-dhashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3445","title":{"rendered":"Dagaalka ka dhacay duleedka Baydhabo iyo khasaaraha ka dhashay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 17, April, 2025 {CBB}<\/strong>Degaal manta ka dhacay duleedka \u00a0magaalada Baydhabo \u00a0ayaa waxaa ay Wararku sheegayaan in arornimadii saakay uu dagaal ka dhacay aaga Deynuunay oo maalmahaan ay ka jireen dhadhaqaaqyo ciidan.<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa weerarka ku qaaday deegaanka Burjeed ee gobolka Baay, oo halkaasi ay saldhig ku leeyihiin ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Daraawiishta ee Koofur Galbeed.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_7_host\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Dagaalka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa lasoo wariyay inay guuloka gaareen ciidamada Daraawiishta kgs waxaana la jabiyay Al-Shabaabkii weerarka soo qaaday.<\/p>\n<p>Ku dhowaad\u00a0 27\u00a0 Shabaab ah ayaa lagu dilay dagaalka, waxaana jira khasaare kale oo dhaawacyo oo la gaarsiiyay Shabaabkii weerarka soo qaaday, sida ay sheegeen laamaha amniga Koonfur Galbeed dhinaca kale Ciidamada Dowlada ayaa Waxaa Soo gaaray Khasaare dhimisho iyo dhaawac leh .<\/p>\n<p>Maydadka xubnaha Al-Shabaab ee lagu laayay aagga deegaanka Daynuunay ayaa la keeyay gudaha magaalada Baydhaba, iyada oo lagu soo bandhigay fagaare ku yaalla magaalada\u00a0 oo ay isugu soo baxeen boqolaal dadweyne ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_1509964181\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_1509964181\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_1509964181\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined textItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~5185999010640914240~~qZm-kwfJRz7sD0LvkNujx4PeFUmKwChJzTYAI_u--fVX0Y1p638VbFQBn088-wXBkV5hySBIP5u6lLTg1JlT43d3e8BAugsutOrKcJHF__zQ9oyX1YCUTz8_UALjnmo5jxfAtsj75Zm6PzSBS4yNyYA1hzzJM453ex3GxZug7nceQmmPVJ4woFcsyLJ-yxWUDJfP8cFpGSI-Ox85RxD8x5kQ5cSclPls_y2TYcXUCo6nNpKrSKKL26k1Q6La2DD64NCmEy5heBBM8R5bcS_L7_xFST8vKthpGSUELr5Gekk\" data-item-title=\"Co-Founder of Google Brain, Andrew Ng, Is Reported To Have Read Every...\" data-item-thumb=\"https:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/58f6b76eaa1141b5f76e0a27e4aba47c.jpg\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 17, April, 2025 {CBB}Degaal manta ka dhacay duleedka \u00a0magaalada Baydhabo \u00a0ayaa waxaa ay Wararku sheegayaan in arornimadii saakay uu dagaal ka dhacay aaga Deynuunay oo maalmahaan ay ka jireen dhadhaqaaqyo ciidan. Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa weerarka ku qaaday deegaanka Burjeed ee gobolka Baay, oo halkaasi ay saldhig ku leeyihiin ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Daraawiishta ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3448,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3445"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3449,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3445\/revisions\/3449"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3448"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}