{"id":3457,"date":"2025-04-17T08:26:44","date_gmt":"2025-04-17T08:26:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3457"},"modified":"2025-04-18T08:39:16","modified_gmt":"2025-04-18T08:39:16","slug":"akhriso-war-saxaafadeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3457","title":{"rendered":"Akhriso ;-War-Saxaafadeed"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 17, April, 2025 {CBB}<\/strong>In ka badan 27 Xubnood oo ka tirsan AS oo lagu dilay howlgal ka dhacay gobolka Baay<\/p>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Maanta oo ay Taariikhda tahay 17, Abriil, 2025: Howlgalani oo ay Fuliyeen Ciidamada Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed waxaana Holwgalka oo laga fuliyay deegaanka Baay Burjeed oo qiyaastii 15-KM jirta magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah Koonfur Galbeed.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Sirdoonka Koonfur Galbeed ayaa ka warhayey Qorshaha AS ay la damacsanayeen oo ku aadan sidii ay u dhibaateyn lahaayeen Shacabka Reer KGS waxaana Sirdoonka iyo Shacabka ay ka wadashaqeeyeen sidii loo Fashalin lahaa Dhagaraha Alshabab ay u maleegaayeen Shacabka KGS.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Abdiaziz Hassan Mohamed (Laftageen) ayaa Bogaadiyey Jabkii maanta la gaarsiiyey AS Isagoona Ciidanka ku Dhiiragaliyey inay sii laba jibaraan Waajibaadka ka saarad Difaaca Dalka iyo Dadka<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Howlgalkaan waxaa lagu burburiyay koox ka tirsan Al shabaab oo qorsheynayay weerar ay ku dhibaateeyaan Bulshada Koonfur Galbeed ayadoona Ciidanka oo ku howlgalaayey macluumaad dhameystiran ay wajaheen cadowga,<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">waxaa la xaqiijiyay in lagu dilay howlgalka in ka badan 27 oo 9 kamid ah Meydadkooda Baydhabo lakeeney ayadoona meydadka la soo bandhigay uu jiray horjooge ajinabi ah oo watay maleeshiyada la jabiyay, sidoo kale waxaa lagu dhaawacay 44 xubnood oo kale.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ciidanka ayaa howlgalka kadib soo aruuriyay meydadka ilaa 18 xubnood oo khawaarij ah oo ay ku jiraan horjoogayaal, wali waxaa ay ciidanku wadaan uruurinta meydadka halka Meydadka qaarkoodna ay lacarareen AS.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Howlgalka oo si guul ah ay u fuliyeen Geesiyaasha Ciidanka Dowladda Koonfur Galbeed waxaa saakay lagu gaarsiiyay Alshabab jab Xoogan Waxaana loogu dhigay Cashir lama ilaawaan ah wuxuuna Howlgalkaan muujinaayaa sida Ciidanka Xoogga iyo Ciidanka Daraawiishta oo Kaashanaya Dadweynaha Koonfur galbeed ay ugu Go\u2019an tahay Dagaalka lagu\u00a0 Alshabaab.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><strong>Hoos Akhriso ;-War-Saxaafadeed <\/strong><\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3458\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/491173366_1195175732291780_1451732216265437086_n-232x300.jpg\" alt=\"\" width=\"232\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/491173366_1195175732291780_1451732216265437086_n-232x300.jpg 232w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/491173366_1195175732291780_1451732216265437086_n-324x420.jpg 324w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/491173366_1195175732291780_1451732216265437086_n.jpg 526w\" sizes=\"auto, (max-width: 232px) 100vw, 232px\" \/><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 17, April, 2025 {CBB}In ka badan 27 Xubnood oo ka tirsan AS oo lagu dilay howlgal ka dhacay gobolka Baay Maanta oo ay Taariikhda tahay 17, Abriil, 2025: Howlgalani oo ay Fuliyeen Ciidamada Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed waxaana Holwgalka oo laga fuliyay deegaanka Baay Burjeed oo qiyaastii 15-KM jirta magaalada Baydhabo ee xarunta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3459,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3457","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3457","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3457"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3457\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3461,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3457\/revisions\/3461"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3459"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3457"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3457"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3457"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}