{"id":3544,"date":"2025-04-22T18:04:19","date_gmt":"2025-04-22T18:04:19","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3544"},"modified":"2025-04-22T18:04:19","modified_gmt":"2025-04-22T18:04:19","slug":"mareykanka-oo-shaaciyay-in-xeebaha-soomaaliya-ku-duqeeyeen-doomo-hub-u-siday-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3544","title":{"rendered":"Mareykanka oo shaaciyay in xeebaha Soomaaliya ku duqeeyeen \u2018Doomo hub u siday AS."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, 22 April , 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaan (AFRICOM), iyaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa duqeymo cirka ah ka fuliyay gudaha biyaha Soomaaliya, halkaas oo lagu bartilmaameedsaday doon weyn oo aan calan wadan iyo doon kale oo yar oo garab siinaysay.<\/p>\n<p>Taliska AFRICOM ayaa tilmaamay in doomaha hubka saarna u socdeen AS, isla markaasna uu khatar ku ahaa dadaallada lagula dagaalamayo ee ka socda dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan beegsanay hub casri ah oo si sharci darro ah loo soo gelinayay gudaha Soomaaliya, kuwaasoo loogu talagalay Al-Shabaab. Tallaabadaasi waxay aheyd mid lagama maarmaan ah si loo yareeyo khatarta AS,\u201d ayaa lagu yiri warbixin kasoo baxday AFRICOM.<\/p>\n<p>Qiimeynta hore ee hawlgalka ayaa muujisay in aysan jirin khasaare soo gaaray dadka rayidka ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si adag uga taxaddarnay in duqeymaha aysan waxyeello u geysan shacabka Soomaaliyeed. Ilaa hadda ma jiro wax caddeyn ah oo muujinaya khasaare rayid,\u201d ayaa lagu yiri Warbixinta Howlgalka AFRICOM.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya weli kama hadlin weerarka, balse ilo ku dhow hay\u2019adaha ammaanka ayaa sheegay in laga wada shaqeeyay howlgalkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, 22 April , 2025 {CBB}\u00a0Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaan (AFRICOM), iyaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa duqeymo cirka ah ka fuliyay gudaha biyaha Soomaaliya, halkaas oo lagu bartilmaameedsaday doon weyn oo aan calan wadan iyo doon kale oo yar oo garab siinaysay. Taliska AFRICOM ayaa tilmaamay in doomaha hubka saarna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3545,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-3544","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3544","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3544"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3544\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3546,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3544\/revisions\/3546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3545"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3544"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3544"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3544"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}