{"id":3579,"date":"2025-04-23T07:34:00","date_gmt":"2025-04-23T07:34:00","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3579"},"modified":"2025-04-23T07:34:00","modified_gmt":"2025-04-23T07:34:00","slug":"weerar-dad-badan-ay-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-gobolka-kashmiir-ee-hindiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3579","title":{"rendered":"Weerar dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Kashmiir ee Hindiya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 23, April 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Ugu yaraan 26 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerar lagu bartilmaameedsaday dad rayid ah, kuwaasoo ay ku jireen dalxiisayaal, meel u dhow deegaanka Baisaran ee gobolka lagu muransan yahay ee Kashmir.<\/p>\n<p>Sida ay sheegeen booliska Hindiya, weerarkan ayaa ka dhacay goob 5km u jirta magaalada dalxiiska caanka ah ee Pahalgam.<\/p>\n<p>Booliska ayaa weerarka ku tilmaamay \u201cmid argagixiso,\u201d wuxuuna ahaa mid ka mid ah kuwii ugu khasaaraha badnaa ee lagu beegsado dad shacab ah sannadihii u dambeeyay.<\/p>\n<p>Dad badan oo dalxiisayaal ah ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen rasaasta, waxaana si degdeg ah loogu qaaday xarumo caafimaad.<\/p>\n<p>Taliyeyaasha amniga ayaa sheegay in aan weli la aqoonsan kooxdii ka dambeysay weerarka, hase yeeshee ay tuhmayaan kooxo hubeysan oo kasoo horjeeda maamulkii Hindiya ee Kashmir.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka ayaa bilaabay howlgallo baadi-goob ah si loo helo kuwii falkan geystay.<\/p>\n<p>Kashmir ayaa muddo dheer ahayd goob ay ka dhacaan dagaallo, qalalaase siyaasadeed, iyo weerarro hubeysan, iyadoo marar badan dadka rayidka ah ay noqdaan kuwa ugu badan ee waxyeelladu soo gaarto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 23, April 2025 {CBB}\u00a0Ugu yaraan 26 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerar lagu bartilmaameedsaday dad rayid ah, kuwaasoo ay ku jireen dalxiisayaal, meel u dhow deegaanka Baisaran ee gobolka lagu muransan yahay ee Kashmir. Sida ay sheegeen booliska Hindiya, weerarkan ayaa ka dhacay goob 5km u jirta magaalada dalxiiska caanka ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3580,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-3579","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3579","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3581,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3579\/revisions\/3581"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}