{"id":3659,"date":"2025-04-26T07:24:55","date_gmt":"2025-04-26T07:24:55","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3659"},"modified":"2025-04-26T07:24:55","modified_gmt":"2025-04-26T07:24:55","slug":"maamulka-jubbaland-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsanayn-kaarka-aqoonsiga-qaranka-ee-nira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3659","title":{"rendered":"Maamulka Jubbaland oo sheegtay in aysan \u2018aqoonsanayn\u2019 kaarka Aqoonsiga Qaranka ee NIRA."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti, 26 Abriil, 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Jubbaland ayaa sheegtay in aysan \u2018aqoonsanayn\u2019 kaarka Aqoonsiga Qaranka ee Hay\u2019adda NIRA ay bixiso, si lamid ah Puntland oo horay u diiday.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay bulshada reer Jubbaland ku wargalinayso in sharci kasta oo aan heshiis lagu ahayn aysan qayb ka ahayn reer Jubbaland.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland waxay cadeenaysaa in aysan aqoonsaneyn waxa loogu yeeray kaarka Aqoonsinga Qaranka oo aan haysan sharciyad heshiis lagu yahay,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Jubbaland.<\/p>\n<p>Waxay sheegeen in Kaarka Aqoonsiga Qaranka ay u arkaan wax loogu talagalay in lagu \u201cmeelmarsado dano siyaasadeed.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland waxay Bulshada ree Jubbaland ku wargalinaysaa in aysan ka qayb qaadan wax kasta oo jabinaya sharciga iyo qaanuunka u dagsan Dowladda Jubbaland,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Jubbaland ayaa sheegtay in dadka deegaanada ay ka taliso ku nool looga baahanyahay inay raacaan nidaamka iyo shuruucda u dagsan \u201cDowladda Jubbaland\u201d ayna ka feegjignaadaan wax kastoo dhibaato u keeni kara.<\/p>\n<p>Dowladda Jubbaland waxay xoogga saaraysa hormarinta danaha shacabka Jubbaland, waxayna marwaliba ka shaqenaysaa u adeegidda Bulshada Jubbaland ee wakiilatay,\u201d ayaa lagu yiri warqadaan ay soo saartay wasaaradda arrimaha arrimaha gudaha Jubbaland.<\/p>\n<p>Puntland ayaa horay u diiday Hay\u2019adda NIRA ee bixisa kaarka qaran ee aqoonsiga dadweynaha, waxayna sameysteen Hay\u2019ad kale oo ayada lamid ah, taas oo dowladda federaalka ay ka hortimid, kana soo saartay war-saxaafadeed ay ku sheegtay in Saciid Deni uu carqaladeynayo Hay\u2019adihii sharciga ahaa ee dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-3661\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/jjj-231x300.webp\" alt=\"\" width=\"226\" height=\"294\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/jjj-231x300.webp 231w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/jjj-324x420.webp 324w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/jjj-640x829.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/jjj-681x883.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/jjj.webp 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 226px) 100vw, 226px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti, 26 Abriil, 2025 {CBB}\u00a0Jubbaland ayaa sheegtay in aysan \u2018aqoonsanayn\u2019 kaarka Aqoonsiga Qaranka ee Hay\u2019adda NIRA ay bixiso, si lamid ah Puntland oo horay u diiday. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay bulshada reer Jubbaland ku wargalinayso in sharci kasta oo aan heshiis lagu ahayn aysan qayb ka ahayn reer Jubbaland. \u201cWasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3660,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3659","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3659","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3659"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3659\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3663,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3659\/revisions\/3663"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3660"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3659"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3659"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3659"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}