{"id":3699,"date":"2025-04-27T17:34:09","date_gmt":"2025-04-27T17:34:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3699"},"modified":"2025-04-27T17:34:09","modified_gmt":"2025-04-27T17:34:09","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-soo-dhaweysay-wadahadallada-u-dhaxeeyo-rwanda-congo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3699","title":{"rendered":"Dowladda soomaaliya oo soo dhaweysay wadahadallada u dhaxeeyo Rwanda &#038; Congo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad, 27 Abriil, 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay baaqa ay kala saxiixdeen dowladaha Kongo (DRC) iyo Rwanda ee wada hadalka ah, kuwaas oo muddooyinkii u dambeeyay ay ka socdeen dagaallo; iyada wadahadalladaas uu fududeeyay Mareykanka.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa bogaadisay doorka uu Maraykanku ka qaatay dhexdhexaadinta labadaas dal.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waxay ku ammaanaysaa labada dal sida hagar la\u2019aanta ah ee ay uga go\u2019an tahay wada-hadallada iyo dibloomaasiyadda, waxayna bogaadinaysaa doorka muhiimka ah ee uu Maraykanku ka qaatay dhexdhexaadinta doodahaas\u201d. ayaa lagu yiri, qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3701\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/bayaan-1-240x300.jpg\" alt=\"\" width=\"240\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/bayaan-1-240x300.jpg 240w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/bayaan-1-336x420.jpg 336w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/bayaan-1-640x800.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/bayaan-1.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 240px) 100vw, 240px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad, 27 Abriil, 2025 {CBB}\u00a0Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay baaqa ay kala saxiixdeen dowladaha Kongo (DRC) iyo Rwanda ee wada hadalka ah, kuwaas oo muddooyinkii u dambeeyay ay ka socdeen dagaallo; iyada wadahadalladaas uu fududeeyay Mareykanka. Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa bogaadisay doorka uu Maraykanku ka qaatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3700,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3699","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3699","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3699"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3702,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3699\/revisions\/3702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3700"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}