{"id":3714,"date":"2025-04-28T07:33:14","date_gmt":"2025-04-28T07:33:14","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3714"},"modified":"2025-04-30T07:34:10","modified_gmt":"2025-04-30T07:34:10","slug":"maxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-lala-wareego-hantida-diblumaasi-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3714","title":{"rendered":"Maxkamadda sare ee Kenya oo diiday in lala wareego hantida diblumaasi soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 28, April 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa diidday codsi ka yimid dowladda Kenya oo ku saabsan in lala wareego guri qiimihiisu yahay Sh110 milyan iyo lacago dhan Sh8.6 milyan oo uu leeyahay Jibriil Cusman Mohamed, oo ah diblumaasi hore oo Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa ninkaan ku eedeeysay inuu xiriir la leeyahay shabakadyo argagixiso oo ka jira Yemen.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Soo Celinta Hantida (ARA), oo mataleysa dowladda Kenya, ayaa ku doodday in guri ku yaal Eldama Ravine Road, Westlands, Nairobi, iyo lacagaha ku jira saddex akoon oo ka furan I&amp;M Bank, ay yihiin lacagihii ka soo baxay argagixisada iyo lacag la dhaqay.<\/p>\n<p>Codsigan waxaa la gudbiyay Agoosto 2024 waxaana lasoo horgeeyay Maxkamadda Xatooyada iyo Musuqmaasuqa ee Milimani. ARA waxay dalbatay in lagu caddeeyo in hantida uu leeyahay Jibriil Cusman Mohamed iyo shirkaddiisa, Jibca Services Limited, ay ka mid yihiin hanti la xiriirinayo arrimo argagixiso.<\/p>\n<p>ARA waxay sidoo kale codsatay amar maxkamadeed oo oggolaanaya dowladda inay qaadato hantidaas.<\/p>\n<p>Sida ay ARA sheegtay, lacagta loo adeegsaday iibsashada hantidaas waxaa la socday nin lagu magacaabo Abdi Nasir Ali, oo lagu daray liiska Xafiiska Xakamaynta Hantida ee Wasaaradda Maaliyadda Mareykanka (OFAC), isagoo loogu eedeeyay inuu maalgeliayo fallaagada Houthi iyo inuu carqaladeynayo xasilloonida Yemen.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_6_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_6\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;us_privacy=1---&amp;gpp_sid=-1&amp;client=ca-pub-1599381228913023&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=3335887252&amp;adf=3592617315&amp;pi=t.aa~a.2878201585~i.10~rp.4&amp;w=696&amp;abgtt=6&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1745998399&amp;num_ads=1&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=8351229868&amp;ad_type=text_image&amp;format=696x280&amp;url=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F2025%2F04%2F28%2Fmaxkamadda-sare-ee-kenya-oo-diiday-in-lala-wareego-hantida-diblumaasi-soomaaliyeed%2F&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=174&amp;rw=696&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;wgl=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTM1LjAuNzA0OS4xMTUiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjEzNS4wLjcwNDkuMTE1Il0sWyJOb3QtQS5CcmFuZCIsIjguMC4wLjAiXSxbIkNocm9taXVtIiwiMTM1LjAuNzA0OS4xMTUiXV0sMF0.&amp;dt=1745998394016&amp;bpp=2&amp;bdt=3313&amp;idt=2&amp;shv=r20250428&amp;mjsv=m202504240101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D047f31adfa20c313%3AT%3D1735894783%3ART%3D1745998394%3AS%3DALNI_MbZVZZEa0Dk5zrbb8NparG1xy4aYw&amp;gpic=UID%3D00000fc4a0092f43%3AT%3D1735894783%3ART%3D1745998394%3AS%3DALNI_MYMw1kQy1k2jXAbpPn5hPEaPuBDIQ&amp;eo_id_str=ID%3D13611222ae5bb97d%3AT%3D1735894783%3ART%3D1745998394%3AS%3DAA-AfjZGt6ILFKCXkTVvKT-q6vbj&amp;prev_fmts=0x0%2C728x90%2C1331x70%2C728x90&amp;nras=2&amp;correlator=3891989468554&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=768&amp;u_w=1366&amp;u_ah=728&amp;u_aw=1366&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1&amp;dmc=8&amp;adx=142&amp;ady=1915&amp;biw=1351&amp;bih=641&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=95358862%2C95358864%2C95331833%2C95358975%2C95359121%2C31092108&amp;oid=2&amp;pvsid=2313969092071114&amp;tmod=1464701723&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C0%2C1366%2C728%2C1366%2C641&amp;vis=2&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1&amp;td=1&amp;tdf=2&amp;psd=W251bGwsW251bGwsbnVsbCxudWxsLCJkZXByZWNhdGVkX2thbm9uIl0sbnVsbCwzXQ..&amp;nt=1&amp;pgls=CAEaAzYuOA..&amp;ifi=7&amp;uci=a!7&amp;btvi=2&amp;fsb=1&amp;dtd=5870\" name=\"aswift_6\" width=\"696\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!7\" aria-label=\"Advertisement\" data-google-query-id=\"CO-z0POe_4wDFc-GfAYd6CoePw\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, Garsoore Benjamin Musyoki ayaa diiday codsiga, isagoo sheegay in ARA aysan keenin caddeymo lagu kalsoonaan karo oo muujinaya xiriirka Jibriil Cusman Mohamed, shirkaddiisa, ama macaamilka uu la leeyahay Abdi Nasir Ali. Waxa uu cambaareeyay hay\u2019adda isagoo sheegay inay ku eedeeyeen xiriir argagixiso oo aan caddeyn.<\/p>\n<p>\u201cARA waxay soo jeedisay kaliya eedayn guud oo ku saabsan baaritaano la sheegay inay muujinayaan xiriirka argagixisada, laakiin wax faahfaahin ah ama caddeymo ah looma keenin maxkamadda. Haddii ay jiraan baaritaano dhab ah oo muujinaya xiriirka Mohamed iyo Ali, ARA waxay ku guul darreysatay inay keento caddeynas,\u201d ayuu yiri Garsooraha Musyoki.<\/p>\n<p>Maxkamaddu waxay sidoo kale tixgelisay xirfadda diplomasi ee Jibriil Maxameed iyo xaqiiqda ah in uu weli haysto baasaboorka diplomasi ee Soomaaliya, wuxuuna horey uga soo shaqeeyay safaaradda Soomaaliya ee Malaysia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 28, April 2025 {CBB}\u00a0Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa diidday codsi ka yimid dowladda Kenya oo ku saabsan in lala wareego guri qiimihiisu yahay Sh110 milyan iyo lacago dhan Sh8.6 milyan oo uu leeyahay Jibriil Cusman Mohamed, oo ah diblumaasi hore oo Soomaaliyeed. Dowladda Kenya ayaa ninkaan ku eedeeysay inuu xiriir la leeyahay shabakadyo argagixiso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3715,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3714","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3714","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3714"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3714\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3717,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3714\/revisions\/3717"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3715"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3714"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3714"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3714"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}