{"id":3766,"date":"2025-04-30T08:03:32","date_gmt":"2025-04-30T08:03:32","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3766"},"modified":"2025-04-30T08:03:32","modified_gmt":"2025-04-30T08:03:32","slug":"somaliland-iyo-puntland-oo-is-dhaafsanaya-maxaabiistii-lagu-qabtay-dagaalkii-goojacadde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3766","title":{"rendered":"Somaliland iyo Puntland oo is dhaafsanaya Maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii Goojacadde."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 30, April 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Warar soo baxaya ayaa sheegaya in maanta Somaliland xabsiga ka sii deyn doonto 11 maxbuus oo ka tirsan kuwa lagu qabtay dagaalkii Goojacadde ee u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khaatumo.<\/p>\n<p>Sii deynta maxaabiistan ayaa lagu sheegay in ay qayb ka tahay dadaallo lagu raadinayo nabada deegaannada labada sano ka hor lagu dagaamay.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Maxaabiista ayaa la sheegay in ay ku jiraan askar ka tirsana Maamulka Puntland, waxaana la filayaa in laga dajiyo magaalada Garoowe.<\/p>\n<p>Hore waxaa u socday dadaalo maxaabiis is dhaafsi ah, iyada oo maamulka SSC Khaatumo dhawaan sii daayay 25 Maxaabiis oo lagu qabtay dagaalkii Laascaanoo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 30, April 2025 {CBB}\u00a0Warar soo baxaya ayaa sheegaya in maanta Somaliland xabsiga ka sii deyn doonto 11 maxbuus oo ka tirsan kuwa lagu qabtay dagaalkii Goojacadde ee u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khaatumo. Sii deynta maxaabiistan ayaa lagu sheegay in ay qayb ka tahay dadaallo lagu raadinayo nabada deegaannada labada sano ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3767,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3766","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3766","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3766"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3766\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3768,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3766\/revisions\/3768"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3767"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3766"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3766"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3766"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}