{"id":3769,"date":"2025-04-30T08:05:06","date_gmt":"2025-04-30T08:05:06","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3769"},"modified":"2025-04-30T08:05:06","modified_gmt":"2025-04-30T08:05:06","slug":"tababar-ku-sabsan-qorshaha-magaalooyinka-oo-laga-dah-furey-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3769","title":{"rendered":"Tababar ku sabsan Qorshaha Magaalooyinka Oo laga Dah-furey Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 30, April 2025 {CBB}<\/strong>Tababarkan oo socon doona Mudo Sedex Maalin ah ayaa lagu baran doonaa Qorshaha Magaalooyinka iyo maaulka Dhulka iyo sidii loogu hortagi lahaa \u00a0dhibaatooyinka ka imaan kara in si qaldan loo dego Deegaanada Cusub sidoo kale in Bulshada laga Wacyigeliyo sida loo dego Goobaha Cusub si loo helo Wadooyin Muhiim u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka<\/p>\n<p>Maalmaha uu socdo Tababarka ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiiro ka tirsan Dowlada KG, quburo, Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Baydhabo, si ay wax badan uga ogaadaan ahmiyada Qorshaha Magaalooyinka iyo Maaulka Dhulka waxaana soo qaban qaabiyay Tababarka Wasaarada Howlaha Guud iyo Guriyeynta KGS.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 30, April 2025 {CBB}Tababarkan oo socon doona Mudo Sedex Maalin ah ayaa lagu baran doonaa Qorshaha Magaalooyinka iyo maaulka Dhulka iyo sidii loogu hortagi lahaa \u00a0dhibaatooyinka ka imaan kara in si qaldan loo dego Deegaanada Cusub sidoo kale in Bulshada laga Wacyigeliyo sida loo dego Goobaha Cusub si loo helo Wadooyin Muhiim u ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3770,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3769","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3769","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3769"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3769\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3771,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3769\/revisions\/3771"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}