{"id":3846,"date":"2025-05-02T08:51:53","date_gmt":"2025-05-02T08:51:53","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3846"},"modified":"2025-05-02T08:51:53","modified_gmt":"2025-05-02T08:51:53","slug":"dad-u-dhashay-dalka-koonfur-kuuriya-oo-ku-afduuban-soomaaliya-oo-soo-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3846","title":{"rendered":"Dad u dhashay Dalka Koonfur Kuuriya oo ku afduuban Soomaaliya oo soo hadlay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 02, May 2025 {CBB} \u2013<\/strong>\u00a0Sagaal bilood kadib afduubkii labo muwaadin oo u dhashay Koonfur Kuuriya, muuqaal cusub ayaa Axaddii, April 28, lagu baahiyay internet-ka, kaasoo muujinaya labada qof oo wali nool balse ku sugan xaalad cabsi leh gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Muuqaalkan oo soconaya saddex daqiiqo ayaa lagu arkayaa samafale David Ian Lee iyo sodohdiis Hiwi Sokk Cheon, kuwaasoo la afduubtay 12-kii Agoosto 2024 iyadoo rag hubeysan ay ka kaxeysteen gurigooda ku yaalla tuulada Odda ee u dhow xuduudda Kenya iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Lee, oo si cad u muujinaya walaac iyo daal nafsi ah, ayaa ugu baaqay dowladda Koonfur Kuuriya in ay si degdeg ah u farageliso si loo badbaadiyo isaga iyo Cheon.<\/p>\n<p>\u201cMaalmuhu aad bay u dheeraadeen, waxaana wajahnaa cabsi joogto ah iyo hubanti la\u2019aan.<br \/>\nWaxaan ku jirnaa xaalad halis ah oo aan difaac lahayn. Waxaan nahay dad aan waxba galabsan oo lagu dhex riday dagaal aanu waxba ka ogeyn,\u201d ayuu yiri Lee, iyadoo Cheon ay fadhido dhinaciisa,wajigeedana laga dareemayo baqdin aad u weyn.<\/p>\n<p>Lee ayaa hadalkiisa sii raaciyay: \u201cFadlan ha naga tegin. Ha sugin in xaaladdu kasii darto. Waxaan idinka codsaneynaa inaad si dhaqso leh u dhaqaaqdaan oo aad noo soo celisaan si nabad ah. Siaad ah ayaan uga walaacsanahay amnigeenna iyo badqabkeenna.\u201d<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ammaanka Kenya ayaa aaminsan in muuqaalka, oo la tuhunsan yahay in ay<br \/>\nbaahiyeen kooxda Al-Shabaab, uu ujeedkiisu yahay cadaadis saaridda dowladda Koonfur Kuuriya si ay ula furto wadahadal.<\/p>\n<p>Afduubkan ayaa horseeday baaritaan weyn oo iskaashi ah sanadkii hore, taasoo keentay in la xiro siddeed eedeysane, oo ay ku jiraan lix Itoobiyaan ah. Eedeysanayaashan ayaa wali xiran, iyadoo baaritaannada weli socdaan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_7_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_7\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;us_privacy=1---&amp;gpp_sid=-1&amp;client=ca-pub-1599381228913023&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=3335887252&amp;adf=3592617315&amp;pi=t.aa~a.2878201585~i.12~rp.4&amp;w=696&amp;abgtt=6&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1746175252&amp;num_ads=1&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=8351229868&amp;ad_type=text_image&amp;format=696x280&amp;url=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F2025%2F05%2F02%2Fdad-u-dhashay-dalka-koonfur-kuuriya-oo-ku-afduuban-soomaaliya-oo-soo-hadlay%2F&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=174&amp;rw=696&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;wgl=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTM1LjAuNzA0OS4xMTUiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjEzNS4wLjcwNDkuMTE1Il0sWyJOb3QtQS5CcmFuZCIsIjguMC4wLjAiXSxbIkNocm9taXVtIiwiMTM1LjAuNzA0OS4xMTUiXV0sMF0.&amp;dt=1746175251421&amp;bpp=3&amp;bdt=3207&amp;idt=3&amp;shv=r20250430&amp;mjsv=m202504300101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D047f31adfa20c313%3AT%3D1735894783%3ART%3D1746175251%3AS%3DALNI_MbZVZZEa0Dk5zrbb8NparG1xy4aYw&amp;gpic=UID%3D00000fc4a0092f43%3AT%3D1735894783%3ART%3D1746175251%3AS%3DALNI_MYMw1kQy1k2jXAbpPn5hPEaPuBDIQ&amp;eo_id_str=ID%3D13611222ae5bb97d%3AT%3D1735894783%3ART%3D1746175251%3AS%3DAA-AfjZGt6ILFKCXkTVvKT-q6vbj&amp;prev_fmts=0x0%2C728x90%2C728x90%2C728x90%2C1331x70&amp;nras=2&amp;correlator=3591835737103&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=768&amp;u_w=1366&amp;u_ah=728&amp;u_aw=1366&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1&amp;dmc=8&amp;adx=142&amp;ady=2014&amp;biw=1351&amp;bih=641&amp;scr_x=0&amp;scr_y=800&amp;eid=31092114%2C95358862%2C95358864%2C95354563%2C95354564%2C95358975%2C95359239%2C31092147%2C95359116%2C95359265&amp;oid=2&amp;pvsid=5545957334656677&amp;tmod=1282112446&amp;uas=3&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C0%2C1366%2C728%2C1366%2C641&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1&amp;td=1&amp;tdf=2&amp;psd=W251bGwsW251bGwsbnVsbCxudWxsLCJkZXByZWNhdGVkX2thbm9uIl0sbnVsbCwzXQ..&amp;nt=1&amp;pgls=CAEaBTYuOC4x&amp;ifi=8&amp;uci=a!8&amp;btvi=2&amp;fsb=1&amp;dtd=1359\" name=\"aswift_7\" width=\"696\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!8\" aria-label=\"Advertisement\" data-google-query-id=\"CM-Utd2xhI0DFbpSHQkd0Nsl2g\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Safaaradda Koonfur Kuuriya ee magaalada Nairobi weli ma aysan bixin war rasmi ah oo ku<br \/>\nsaabsan idiyowga la baahiyay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, saraakiisha Kenya ayaa sheegay in la adkeeyay roondooyinka ammaanka ee kasocda xadka, xilli ay sii kordhayaan walaacyada la xiriira dhaq-dhaqaaqa kooxaha hubeysan ee katallaabaya xuduudda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 02, May 2025 {CBB} \u2013\u00a0Sagaal bilood kadib afduubkii labo muwaadin oo u dhashay Koonfur Kuuriya, muuqaal cusub ayaa Axaddii, April 28, lagu baahiyay internet-ka, kaasoo muujinaya labada qof oo wali nool balse ku sugan xaalad cabsi leh gudaha Soomaaliya. Muuqaalkan oo soconaya saddex daqiiqo ayaa lagu arkayaa samafale David Ian Lee iyo sodohdiis Hiwi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3847,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-3846","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3846","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3846"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3846\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3848,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3846\/revisions\/3848"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3847"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3846"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3846"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3846"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}