{"id":3929,"date":"2025-05-07T11:33:20","date_gmt":"2025-05-07T11:33:20","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3929"},"modified":"2025-05-08T11:34:51","modified_gmt":"2025-05-08T11:34:51","slug":"farmaajoburburinta-madasha-wadatashiga-qaranka-iyo-qorshaha-xukun-maroorsiga-madaxweynaha-waxay-keenaysaa-khalalaase","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3929","title":{"rendered":"Farmaajo\u201dBurburinta madasha wadatashiga Qaranka iyo qorshaha xukun maroorsiga Madaxweynaha waxay keenaysaa khalalaase\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 07, May 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag u cambaareeyay qorshaha uu wado Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo ah in Madasha Wadatashiga Qaran loo beddelo aalad siyaasadeed oo gaar ah oo u adeegi doonta danaha xisbi gaar ah halkii ay ka ahaan lahayd madal qaran oo isu keenta madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad-goboleedyada si ay uga wadatashadaan arrimaha dalka u taagan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_12_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Madaxweyne Farmaajo wuxuu si cad u sheegay in damaca siyaasadeed ee lagu wado in lagu qabsado doorasho hal dhinac ah, iyadoo la adeegsanayo guddi doorasho oo aan sharciyad iyo kalsooni qaran midna haysan, uu yahay mid si cad ugu xadgudbaya dastuurka kumeel gaarka ah ee dalka iyo heshiisyadii siyaasadeed ee horey loo gaaray, isla markaana horseedi kara burbur siyaasadeed iyo kala shaki ku yimaada hay\u2019adaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cQorshaha uu wado Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waa mid mugdi gelinaya hannaanka dowlad-dhisidda, dimuqraadiyadda iyo midnimada qaran ee Soomaaliyeed. Ma aqbali karno doorasho hal dhinac ah oo laga hor istaagay shacabkii Soomaaliyeed iyo madaxda dowlad-goboleedyada in ay door muuqda ku yeeshaan,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynuhu wuxuu ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh in uu ka fogaado ficillo siyaasadeed oo dalka gelin kara xaalad qalalaase ah, isla markaana uu waqtiga ka haray xafiiskiisa ku bixiyo fulinta waajibaadka qaran ee hortiisa yaalla, sida la-dagaalanka argagixisada, dib-u-heshiisiinta, dib-u-dhiska hay\u2019adaha dowlad-goboleedyada ka maqan Madasha Wadatashiga, iyo qabashada shirar qaran oo sal u noqon kara dhameystirka nidaamka federaalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo wuxuu ugu baaqay madaxda dowlad-goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, SSC-Khaatumo iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in ay garwaaqsadaan mas\u2019uuliyadda ka saaran ilaalinta midnimada iyo maslaxadda dalka, ayna ka feejignaadaan ka mid noqoshada hannaan siyaasadeed iyo xisbi lagu dhisay sharci-darro, kaas oo wiiqi kara dowladnimada iyo kalsoonida shacabka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cMas\u2019uuliyad ayaa naga saaran dhammaanteen in aan ilaalino hannaanka siyaasadeed ee loo dhanyahay, lagana fogaado wax kasta oo dib u dhac u keeni kara dowlad-dhiska Soomaaliya. Qofna ma aha milkiilaha dalka, dalkuna waa ka dhaxeeya dhammaan ummadda Soomaaliyeed,\u201d ayuu yiri Farmaajo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ayaa ugu dambeyn ku baaqay in la ilaaliyo hannaanka siyaasadeed ee lagu dhisay wadatashi, kalsooni iyo sharciyad, si looga hortago burburka siyaasadeed iyo fursad siinta kooxaha cadowga ku ah jiritaanka dowladnimada Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 07, May 2025 {CBB}Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag u cambaareeyay qorshaha uu wado Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo ah in Madasha Wadatashiga Qaran loo beddelo aalad siyaasadeed oo gaar ah oo u adeegi doonta danaha xisbi gaar ah halkii ay ka ahaan lahayd madal qaran oo isu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3930,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3929","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3929","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3929"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3929\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3931,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3929\/revisions\/3931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3930"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3929"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3929"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3929"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}