{"id":3936,"date":"2025-05-08T11:42:05","date_gmt":"2025-05-08T11:42:05","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3936"},"modified":"2025-05-08T11:42:05","modified_gmt":"2025-05-08T11:42:05","slug":"trump-oo-saacadaha-soo-socda-shaacin-doona-qorshaha-qasa-iyo-cidda-maamuli-doonta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3936","title":{"rendered":"Trump oo saacadaha soo socda shaacin doona qorshaha Qasa iyo cidda maamuli doonta"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 08, May 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in faahfaahinta wadahadallada la xiriira Marinka Qasa lagu dhawaaqi doono 24 saacadood ee soo socda, isagoo aan bixin wax xog dheeraad ah.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Sida ay werisay wakaaladda wararka ee Reuters, Washington iyo Israa\u2019iil ayaa horey uga wadahadlay xaaladda Qasa, oo ay ka mid tahay in la dhiso xukuumad kumeelgaar ah oo uu hogaaminayo sarkaal Mareykan ah si uu u maamulo Qasa ilaa xaaladdu ay degto lana gaaro hub ka dhigis buuxda. Kadibna, waxaa la dhisi doonaa Maamul Falastiiniyiintu leeyihiin oo joogto ah.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_9_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Ilo-wareedyo ayaa sheegaya in maamulkaasi aaney ka mid noqon doonin ururka Xamaas ama Maamulka Falastiin, balse ay ka shaqeyn doonaan farsamayaqaano Falastiiniyiin ah. Ma jiri doono jadwal rasmi ah oo loogu talagalay muddada uu maamulkaasi sii jiri doono, iyadoo lagu saleyn doono xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta dhulka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Warbixinnada qorshahan la soo jeediyay ayaa is barbardhigaya wixii ka dhacay dalka Ciraaq sanadkii 2003 kaddib duullaankii Mareykanka, markaas oo Washington ay dhistay maamul kumeelgaar ahaa si uu u xukumo dalkaasi. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters, dalal kale ayaa lagu casuumi doonaa inay ka qaybqaataan maamulkaas, inkastoo aan la cayimin dalalkaas ama hannaanka ay kaga mid noqon doonaan qeybta maamulka.<\/p>\n<p dir=\"ltr\"><strong>Xigasho:-BBC<\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 08, May 2025 {CBB}Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in faahfaahinta wadahadallada la xiriira Marinka Qasa lagu dhawaaqi doono 24 saacadood ee soo socda, isagoo aan bixin wax xog dheeraad ah. Sida ay werisay wakaaladda wararka ee Reuters, Washington iyo Israa\u2019iil ayaa horey uga wadahadlay xaaladda Qasa, oo ay ka mid tahay in la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3937,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-3936","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3936","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3936"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3936\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3938,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3936\/revisions\/3938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3937"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3936"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3936"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3936"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}