{"id":3948,"date":"2025-05-08T10:22:27","date_gmt":"2025-05-08T10:22:27","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3948"},"modified":"2025-05-09T14:57:19","modified_gmt":"2025-05-09T14:57:19","slug":"jubbaland-oo-ka-hortimid-qodobadii-ka-soo-baxay-shirkii-golaha-wadatashiga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3948","title":{"rendered":"Jubbaland oo ka hortimid qodobadii ka soo baxay shirkii golaha wadatashiga Qaranka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 08, May 2025 {CBB}<\/strong>Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta si adag u cambaareeyay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyagoo ku tilmaamay nuxurka iyo qodobadii kasoo baxay shirkaasi \u201cmid aan waafaqsanayn Dastuurka KMG ah iyo shuruucda dalka\u201d.<\/p>\n<p>\u201cGo\u2019aannadaasi waxay wiiqayaan geeddi-socodka federaalka iyo wadajirka qaranka Soomaaliyeed,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka kasoo baxay kulanka Golaha Wasiirrada.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Ugu dambeyn, Jubbaland waxay ugu baaqday dowladda Federaalka inay ilaaliso Dastuurka KMG ah iyo habraacyada sharciyeed ee lagu dhisayo maamulada, iyadoo laga fogaanayo tallaabo kasta oo dhaawici karta midnimada dalka.<\/p>\n<p>Golaha Wadatashiga Qaran ayaa habeenkii xalay ku baaqay in Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Federaalka ay soo saarto talo sharci ah oo lagu wajaho xaaladda Jubbaland, si loo helo dowlad-goboleed leh sharciyad buuxda.<\/p>\n<p>Jubbaland ayaa horey u shaacisay inay wadashaqeynta kala laabatay Dowladda Federaalka, iyadoo ku eedeysay in dowladda dhexe ay u shaqeyso si u eg shirkad gaar ah oo ku kooban Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa isaguna dhankiisa sheegay in go\u2019aan kasta oo kasoo baxa Dowladda Federaalka aanu wax saameyn ah ku yeelan doonin jiritaanka Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 08, May 2025 {CBB}Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta si adag u cambaareeyay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyagoo ku tilmaamay nuxurka iyo qodobadii kasoo baxay shirkaasi \u201cmid aan waafaqsanayn Dastuurka KMG ah iyo shuruucda dalka\u201d. \u201cGo\u2019aannadaasi waxay wiiqayaan geeddi-socodka federaalka iyo wadajirka qaranka Soomaaliyeed,\u201d ayaa lagu yiri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3949,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3948","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3948","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3948"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3948\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3950,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3948\/revisions\/3950"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3948"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3948"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3948"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}