{"id":3954,"date":"2025-05-08T15:00:28","date_gmt":"2025-05-08T15:00:28","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3954"},"modified":"2025-05-09T15:02:07","modified_gmt":"2025-05-09T15:02:07","slug":"madaxweynaha-koofur-galbeed-ayaa-soo-gaaray-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3954","title":{"rendered":"Madaxweynaha Koofur galbeed ayaa Soo  gaaray Magaalada Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 08, May 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Magaalada Muqdisho ugu maqnaa ka qeybgalka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa Dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.<\/p>\n<p>Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad\u00a0 Maxamed Nuur Maxamed Macalin, Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiisha Hay\u2019addaha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa Wafdiga Madaxweynaha kuso dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_8_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wasiirada soo dhaweeyay Madaxweyne Lafta gareen ayaa waxaa ka mid ah wasiirka Dastuurka ee maamulka Koofur Galbeed Mudane Maxamed Ibraahim Barre.<\/p>\n<p>Madaxweyne Lafta gareen ayaa kulamo la qaadan doono golaha wasiirada iyo odayaasha dhaqanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 08, May 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Magaalada Muqdisho ugu maqnaa ka qeybgalka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa Dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad\u00a0 Maxamed Nuur Maxamed Macalin, Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiisha Hay\u2019addaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3955,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3954","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3954","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3954"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3957,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3954\/revisions\/3957"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3955"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}