{"id":3961,"date":"2025-05-09T15:12:40","date_gmt":"2025-05-09T15:12:40","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3961"},"modified":"2025-05-09T15:12:40","modified_gmt":"2025-05-09T15:12:40","slug":"rw-hore-saacid-oo-ka-digay-muddo-kororsi-uu-sameysto-mw-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=3961","title":{"rendered":"RW hore Saacid oo ka digay muddo kororsi uu sameysto MW Xasan Sheekh."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 09, May 2025 {CBB}<\/strong>War qoraal ah oo ka soo baxay R\/wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacad ayaa waxaa uu ka hadlay shirkii golaha wadatashiga Qaranka ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_10_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>\u201cDawladda Federaalka ah (DFS), waxa ay ka il-duuftay in ay, ugu yaraan, xubnaha dawlad-goboleedyada dalka sida dowlad-goboleedyada Puntland, Jubaland, Galmudug, Koofur Galbeed, Hirshabeelle, SSC-Khaatumo iyo Maamulka Gobolka Benadir ay si siman ugu casuunto oo hubiso ka soo qayb-galkooda shirka Golaha Wada-tashiga Qaran. Xaqiijinta hawshaasi weli waa gudboon tahay oo mudnaan sare ayey leedahay.\u201dayuu ku yiri qoraalkiisa.<\/p>\n<p>Sidoo kale Saacad ayaa waxaa uu intaasi ku daray qoraalkiisa \u201cWaxaan adkeyneyaa muhiimadda ay leedahay in doorashooyinka dalka laga gaaro heshiis wadar-ogol ah oo ku saabsan habraaca iyo qabsoomidda doorashooyinka dalka si aysan kooxina uga gaari karin go\u2019aan u gaar ah.Sidoo kale, waa in laga fogaado wax kasta oo keenaya muddo-kororsi ama sababi kara khilaaf siyaasadeed oo hor leh.\u201d<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ka soo baxay R\/wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacad ayaa waxaa uu ka hadlay shirkii golaha wadatashiga Qaranka ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_10_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>\u201cDawladda Federaalka ah (DFS), waxa ay ka il-duuftay in ay, ugu yaraan, xubnaha dawlad-goboleedyada dalka sida dowlad-goboleedyada Puntland, Jubaland, Galmudug, Koofur Galbeed, Hirshabeelle, SSC-Khaatumo iyo Maamulka Gobolka Benadir ay si siman ugu casuunto oo hubiso ka soo qayb-galkooda shirka Golaha Wada-tashiga Qaran. Xaqiijinta hawshaasi weli waa gudboon tahay oo mudnaan sare ayey leedahay.\u201dayuu ku yiri qoraalkiisa.<\/p>\n<p>Sidoo kale Saacad ayaa waxaa uu intaasi ku daray qoraalkiisa \u201cWaxaan adkeyneyaa muhiimadda ay leedahay in doorashooyinka dalka laga gaaro heshiis wadar-ogol ah oo ku saabsan habraaca iyo qabsoomidda doorashooyinka dalka si aysan kooxina uga gaari karin go\u2019aan u gaar ah.Sidoo kale, waa in laga fogaado wax kasta oo keenaya muddo-kororsi ama sababi kara khilaaf siyaasadeed oo hor leh.\u201d<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250508-WA0105-223x300.jpg\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 09, May 2025 {CBB}War qoraal ah oo ka soo baxay R\/wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacad ayaa waxaa uu ka hadlay shirkii golaha wadatashiga Qaranka ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. &nbsp; \u201cDawladda Federaalka ah (DFS), waxa ay ka il-duuftay in ay, ugu yaraan, xubnaha dawlad-goboleedyada dalka sida dowlad-goboleedyada Puntland, Jubaland, Galmudug, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":3962,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3961","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3961","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3961"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3961\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3963,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3961\/revisions\/3963"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3962"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3961"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3961"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3961"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}